HIV positive TFG Ambassador expelled!
Posted: Tue Aug 28, 2007 1:13 pm
Dowlada Syria ayaa Safiirkii cusbaa oo kooxda Imbagathi u magacow day Syria Diinaari amar ku siisay in uu isago baxo Dalkeeda kadib markii uu ku dhacay baaritaan caafimaad oo loo diray Si uu u noqdo safiirka cusub ee Kooxda Imbagathi u fadhiya Damascus.
Baari taan dheer kadib ayaa C/raxmaan Diinaari waxaa laga helay Cuduro Badan oo la sheegay in ay ka mid yihiin HIV iyo Cagaarshowga gala Beerka iyo sida la sheegay qaarka mid ah cudurada faafa.
Arinkaan ayaa la sheegay in ay fajaciso ku noqotay Dowlada Damascus ka dib ayaa qoraal ka soo baxay wasaarada caafimaadka ee Dalka Syria waxaa lagu war geliyey Diinaari in uu isago baxo Dalkaas Howsha Safaradana waxaa sii wedi doona Safiirkii hore ee halkaasi fadhiyey ninka lagu magacaabo mudane Maxmuud Tarey.
Lama garanaayo talaabada danbe ee uu qaadi doono Diinaari iyadoo la sheegay in hada lagu haayo Cosbitaalku yaala Halkaasi lamana sheegin ilaa hada halka loo sii gudbin doono.
Diinaari ayaa la og yahay in uu ahaa Afayeenkii Kooxda Imbagathi ka dibna loo magacaabay Safiirka Syria haye ahaa tee dhibaa tadaan ayaa la sheegay in ay soo food saartay.