Page 1 of 1

BREAKING NEWS ETHIOPIAN ARMY GOING TO SOMALILAND

Posted: Wed Aug 29, 2007 4:19 am
by Hiiraan boy
Amaanka Madaxtooyada Somaliland oo ay la wareegi doonaan ciidamo Ethiopian ah doorashooyinka ka hor
Warkii 29-Aug-2007 iyo Qormadii: C/qaadir gaabuush

Maamulka Madaxwayne Daahir riyaale kaahin ayaa ku wargaliyey xisbiyada mucaaradka ah ee ka jira Somaliland inay joojiyaan olalaha doorashooyinka, taas oo sii kordhisay dareenkii awalba laga qabay madaxwayne Daahir riyaale kaahin............

Axsaabta Mucaaradka ee Somalialnd ayaa ku eedeeyey hogaanka haatan ee Somaliland in uu doonayo in uu xukunka ku haysto awood ka dib markii uu waayey taageerada beesha ugu wayn beelaha Somaliland waa sida ay hadalka u dhigeene....

Dhinaca kale warar lagu kal soo naan karo oo aanu ka helayno saraakiil ka tirsan ciidamada Somaliland isla markaana ku kala sugan Adhi-Cadeeye iyo Madaxtooyada Hargaysa ayaa Afnugaal.com u xaqiijiyey in amaanka guud ee madaxwayne daahir riyaale iyo ku xigeenkiisaba ay la wareegi doonaan ciidamo ay usoo dirayso dowlada Ethiopia inta ka horaysa doorashooyinka Somaliland..

Saraakiishan oo codsaday in aan magacooda la shaacin ayaa intaasi ku daray in safaro is-daba jooga oo uu madaxwayne riyaale ku tegay Addis-ababa ay dowlada Ethiopia u ogolaatay in ay siiso ciidamo kuwa sida gaarka ah u tababaran oo ilaaliya xarumaha muhiimka ah ee dowlada inta lagu guda jira doorashooyinka...

Tan iyo booqashadii ugu danbaysay ee madaxwayne Daahir Riyaale kaahin ku tegay addis-ababa ayaa waxaa si aada looga hadal hayaa suuqyada hargaysa heshiiska ciidamada ee uu la soo galay dowlada Ethiopia, kaas oo welwel badan ku abuuray dad badan oo ku dhaqan magaalo madaxda Somaliland ee hargaysa...

C/qaadir gaabuush

gaabuush6@hotmail.com

+256774833715

Re: BREAKING NEWS ETHIOPIAN ARMY GOING TO SOMALILAND

Posted: Wed Aug 29, 2007 6:23 am
by Mrs Musika man
Laughing Riyaale wants protection cause he will win the eletion no matter what the actual result is.

Re: BREAKING NEWS ETHIOPIAN ARMY GOING TO SOMALILAND

Posted: Wed Aug 29, 2007 6:41 am
by Madmadoobe
Rubbish.

Re: BREAKING NEWS ETHIOPIAN ARMY GOING TO SOMALILAND

Posted: Wed Aug 29, 2007 6:46 am
by The_Patriot
Viva Gadabursi Cool Cool Cool Cool
I will vote for him.

Re: BREAKING NEWS ETHIOPIAN ARMY GOING TO SOMALILAND

Posted: Wed Aug 29, 2007 8:46 am
by fagash_killer
good news

viva la udub

Re: BREAKING NEWS ETHIOPIAN ARMY GOING TO SOMALILAND

Posted: Wed Aug 29, 2007 8:47 am
by enemy_o_m_m
its fake news, i made a topic