[quote="Ina Baxar"]War hadda hooy , miyaad ii daynaysaan gabadhaa, boqol jeer idinku celcelin maayo hadalkaas ee

[/quote]
Saaxiib kuu daayayye laakiin bal iska ilaali wixii aan caafimaad ahaynaba waa lakaa qaadaa baa yidhi...gabadha xaalkeedu ma fiicnaa.
Kambuli,
This is just the cyber wolrd sister waxaba ha is xiijin. You're who you're. have a koob shaaha oo caano leh caruurtana ha dafirin yaanay caasiyiin kugu noqone.
BTW, i don't debate with home grown faqash...you can go to hell.
Dawlada,
I really thought walaweyn and san gadhuudhi were the same. Are you one of those?