Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Beelaha Daarood oo Muqadisho uga wadahadlaya Xiisadaha Jubbo

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
Alta Vista [Bot2]
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 497
Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm
Location: Carriga Ingiriisiga

Beelaha Daarood oo Muqadisho uga wadahadlaya Xiisadaha Jubbo

Postby Alta Vista [Bot2] » Mon Sep 03, 2007 7:20 am

Beelaha Daarood oo Muqadisho uga wadahadlaya Xiisadaha Jubbooyinka.

Kullan Xasaasi ah oo looga hadlayo mustaqbalka gobolada Jubbooyinka iyo xalinta khilaafaadka Beelaha daaroodka Koonfureed ayaa maalintii Saddexaad ka soconaya Magaalada Muqadisho.

Shirkaan oo ay ka qaybgalayaan in kabadan 40xubnood oo isugu jira hogaamiye dhaqameedyo, siyaasiyiin iyo aqoonyahan ayaa waxaa haatan diirada lagu saaraya xal ka gaarida khilaafaadka ka aloosan Magaalada Xeebta ku taala ee kismaayo halkaas oo tan iyo markii ay burburtay Dawladii Soomaaliya ay ku hardamayeen Beelaha daaroodka oo ugu badan Soomaalida ku nool Gobolada Jubbooyinka.

Sida ay sheegayaan ilo ku dhawdhaw shirkaan waxaa wadahadaladaan toos la isugu soo horfariisiyay waxgaradka Beelaha Kablalax iyo Sade oo isku haya gacan ku haynta Magaalada Dekada leh ee kismaayo oo ay laba bilood ka hor ay ku dagaalameen Maleeshiyooyin ka soo kala Jeeda laba dhinac.

Warku waxaa uu intaas ku darayaa in C/laahi Yuusuf Axmed uu haatan dhiirigalinayo wadahadalada oo lagu wado in todobaadyada soo socda loo soo weeciyo Magaalada kismaayo ka dib marka Guddiyo la saaray ay ka shaqeeyaan qaabka ajandayaasha iyo farsamooyinka shirka.

Afhayeenka Beesha sade Xasan Maxamed Cali ayaa maanta ka sheegay Magaalada kismaayo in ay soo dhawaynayaan wadahadalada oo uu ku tilmaamay mid lagu hanwayn yahay marka la eego xubnaha haatan ka qaybgalaya.

Kullanka Beelaha Daarood ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu yimid xilli sidoo kale Caasimada ay ka soconayaan dadaalo ay Odayaasha Midnimada iyo dhaqanka Beelaha hawiye ay ku doonayaan in ay ku mideeyaan fikirka dhaqankooda si loo wajaho xal u helida Rabshadaha la degay caasimada oo dadka ugu badan ee saamaynta ay ku yeelanayaan ay ka soo jeedaan Hawiyaha Ku Nool Muqdisho.

Shirwaynihii fashilka ku dhamaaday ee Muqdisho ayaa waxaa dhaliilo loo soo jeediyay Beelaha Daarood iyo Hawiye waxaana dusha loo saaray Eeda qaranimada duntay ee Soomaaliya, dadka wax ka faaloodana waxaa ay leeyihiin xal laga gaaro khilaafaadka Hoose ee u dhexeeya Juffooyinka labadaan Beelood waxaa soo dhawaynayaan in Soomaaliya ay ka gudubto Dagaalada Sokeeye.

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Beelaha Daarood oo Muqadisho uga wadahadlaya Xiisadaha Jubbo

Postby The_Emperior5 » Mon Sep 03, 2007 7:26 am

Beelaha darood ila bam lala beegsado weyaan

qarxii nacala abohood ku yaal what are they doing in xamer

User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

Re: Beelaha Daarood oo Muqadisho uga wadahadlaya Xiisadaha Jubbo

Postby Hiiraan boy » Mon Sep 03, 2007 8:45 am

[quote="The_Emperior5"]Beelaha darood ila bam lala beegsado weyaan

qarxii nacala abohood ku yaal what are they doing in xamer[/quote]
Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: nnjrewzas112 and 70 guests