mudane madaxweyne salaan weyn oo sharafeed
bacda salaan mudane waxaa lagaaga fadhiyaa in wadanka uu nabad noqdo
nabadooas oo ay ugu horeeyso caasimada muqdisho sababtoo ah caasimadu iyadaa xudun u ah dhibaatada wadanka ka jirta waxaanan garan weynay sababta aad nabada caasimada aad gacan bira ugu qaban weyday
tan kal dad badan oo qurbaha ku nool waxay rabaan ineey wadankii sida ugu dhakhsaha badan ugusoo noqdaan waxaas oodhana adaa lagaaga fadhiya
waxaan kaa sugayaa mudane jawaab dag daga lol



ina yey