XORNIMOWar deg deg ah Dagaal culus oo xiligaan uu ka socda carwa Idka ee magaalada Muqdisho
Muqdisho
Dagaal xoogan oo bilaawday 10 daqiiqa ka hor ayaa si xoowli ah uga socda Jidka 30ka gaar ahaan isgooyska Carwaiidka kaasoo sida muuqato ku fidayo gooba badan
Dirirta caawa o bilaabatay 1120 ayaa wali socota iyadoona leysku weedaarsanaayo hubka cul culus sida muuqatana dagaalka ii dhafay xiligaan isgooyska Baar ubax waana dagaalkii ugu horeye oo ka bilaawdo aagaasi ,
Caaw oo sida muuqata ay dagaalada ka wada dhacayaan gooba badan sida Huruwaa ,Suuqa Bakaaraha waana dagaaladii ugu culusaa oo caawa dhaca tan iyo dagaalkii 9casha ka socday Muqdisho
Dhimasho iyo dhaawc badan ayaa jira inkastoo la xaqiijin karin inta ay la egtaya qasaaraha,
Isku hormaad yadaan oo ku soo aaday kadib markii uu maanta shir ugu furmay kooxa dib u soonooleyta rajada Soomaaliya kuwwaas oo maanta ku balan qaaday in ay dalka ka xureynayaan cadawga heysta Soomaaliya taasoo ay ula jeedaan dalka Itoobiya
Xiligaan oo saacada Muqdisho tahay 12 saqdii dhexe wacaad moodaa in uu barba barka kadanbeysa uu sii xoogeysanaayo dagaalka iyadoona sida
Dagaaladaan oo hurda iyo joog u diiday ciidamada ku soo duulay Soomaaliya iyo kuwa gabaadka u ah ayaan la ogeyn inta ay dhibkaan ku sii jiri karaan xili ay daaleen wadamadii ku maal galin jiray xasuuqa shacabka Soomaaliyeed
Wali waa socota ee la soco xili walba a dayniile .com




