Page 2 of 2

Re: Who owns the town of Degeh Buur Ciidagalle or Ogadeni ?

Posted: Thu Sep 13, 2007 2:25 pm
by The_Emperior5
[quote="DawladSade"]Maxay macne leedahay reer fulaan baa geed bacaadkaas dego?[/quote]


kismayo hadaan maanta cayr ku sheego cayr ba iska leh

dakhtarka dadka walaan baad isii soo qorrraysa Laughing Laughing

Re: Who owns the town of Degeh Buur Ciidagalle or Ogadeni ?

Posted: Thu Sep 13, 2007 2:27 pm
by DawladSade
Maya ina adeer, ileen ina adeerkey Soomaaliyeed baad tahaye anigu waxaan ka yaabanahay dhul Xabashi maamusho maxaa laysugu qabsan?


Emperior, dee Kismaayo Soomaali baa maamusho, Mareexaankaan ka mid ahayne cid ay ka xigto majirto dir iyo darood ba

Re: Who owns the town of Degeh Buur Ciidagalle or Ogadeni ?

Posted: Thu Sep 13, 2007 2:30 pm
by The_Emperior5
[quote="DawladSade"]Maya ina adeer, ileen ina adeerkey Soomaaliyeed baad tahaye anigu waxaan ka yaabanahay dhul Xabashi maamusho maxaa laysugu qabsan?


Emperior, dee Kismaayo Soomaali baa maamusho, Mareexaankaan ka mid ahayne cid ay ka xigto majirto dir iyo darood ba[/quote]

sxb anagu na xabshida baanu xukuna we choose for dem what to eat ma fahantay

Dhulkanii berri dhow xornimoo buu qaadanaya markaa waxaanu ku tallo jirna ilanu somaliland ku soo darno Very Happy

Re: Who owns the town of Degeh Buur Ciidagalle or Ogadeni ?

Posted: Thu Sep 13, 2007 2:50 pm
by DawladSade
war shiraap halkaad xabashi ku xuntuntaa wax yaho wareerso oo war liidaa, xabashi baa cuna siinaa buu af ka dhigtay

Re: Who owns the town of Degeh Buur Ciidagalle or Ogadeni ?

Posted: Thu Sep 13, 2007 3:29 pm
by The_Emperior5
war ma aniga baad shadaab igu leedahay waleh waanku dhirbaaxii

any way i will tell you why we control Ethiopia

2 month ago melez was commiting some genoice on somali ppl in the somali galbed region he was thinking only ogaden geell and ppl gote killed allso some isaaq ppl

niman saraakell aah uu adis ababa fadhiya ayaa la hadlay and told him dhulkan maa isku hubta its not like then 1950 things has changed dhulkad dad badan uu reer sh isxaaq baa daggan,ama beelaha uu dhashay gobollada somaliland

so melez did an investigation so and he found out dhulkani ilanay ogaden ba shaqo ku la hayn

anyway Ethiopia needs us more then we need dem
The berbera port they wanne use
THey want there airliner to land in hargesa 5 times a weak
remember when jsl govt stopped Ethiopian airlines Ethiopia begged somaliland to start the airliner again so maxay ku tussaysa they need us mor then we need dem i

if we stop Ethiopian airlines from somaliland
if we stop them using Berbera port
if we stop jaad inporters from Ethiopia

way uu dhamaan lahayd Ethiopia