Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Siyaasadda Isbahaysiga dib u xoreynta Somalia

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Karbaash_killa
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3672
Joined: Thu Mar 10, 2005 3:10 pm
Location: Wisil, Galmudug State of Somalia

Siyaasadda Isbahaysiga dib u xoreynta Somalia

Postby Karbaash_killa » Fri Sep 14, 2007 2:44 pm

Part ONE
----------------
Bartilmaameedka WC: Siyaasadda Arrimaha gudaha ee Isbahaysiga dib u xoreynta Somalia 1-aad


Asmara September 2007, Waagacusub.com

Barnaamijka siyaasadeed ee isbahaysiga waxa uu ku qotomaa culays saarida hadba baahida ugu badan ee shacabku ay qabaan waxaase marxaladan uu yahay qorshaha siyaasadeed ee isbahaysiga xoog saarida arimaha soo socda

1-NABADGALYADA IYO XASILOONIDA DALKA

isbahaysigu wuxuu isugu gayn doonaa awoodiisa sidii muwaadinka Soomaliyeed uu u heli lahaa nabadgalyo buuxda oo laysku halayn karo si ay u suura gasho in uu ku noolaado nolol aamin ah taana ay dheertahay xasilooni buuxda oo dalka oo dhan kala gaarta

1-XALINTA KHILAAFAADKA

Waxaa isbahaysiga siyaasadiisa xalinta khilaafaadka Soomaalida dhexdeeda ay tahay in lagu dhameeyo wax walba oo ay Soomlidu kala tabanayso wada hadal iyo is afgarad ku dhisan walaalnimo iyo is jacayl waxaana arinkaa uu isbahaysigu u dhisi doonaa gudi joogta ah oo qabta howshaas iyada ah



2-WAXBARASHADA IYO DACWADA

Isbahaysigu wuxuu dhiiri galinayaa dadaalka ay bixiyeen aqoonyahanka Soomaaliyeed ee isu taagay si ay wax u baraan dhallaanka soomaaliyeed iyo ducaada u taagan habeen iyo maalin sidii ay mujtamaca Soomaaliyeed uga saari lahaayeen baahida ay u qabaan aqoonta diinta iyadoo waliba aanay ku xirnayn wax shuruud ah wuxuuna dhisayaa marka ay suura gasho hay’ado ka shaqeeya kor u qaadida iyo tayaynta waxbarashada iyo dacwada dalka si loo helo mujtamac dhamays tiran



3-GANACSIGA IYO DHAQAALAHA

Isbahaysigu wuxuu u howl gali doonaa dhiiri galinta iyo kor u qaadida ganacsiga xorta ah ee ka jira dalka waxaana la aasaasi doona marka ay suura gasho baanan lagu ururiyo sakada si loogu bixiyo dariiqa ugu mudan.

Xaga dhaqaalaha waxay tahay siyaasada isbahaysiga dhisida kaabayaasha dhaqaalaha iyo abuuris ilo dhaqaale oo wax kabadala guud ahaan nolosha bulsha waynta Soomaaliyeed iyo soo dhaweynta maal gashadayaal shisheeye oo aan wax u dhimayn maslaxada caamka ah.

sidoo kale marka ay suura gasho isbahaysigu wuxuu diyaarinayaa qorshe looga faa idaysanaayo khayraadka dalka bad iyo bariba inshaa ALLAH.

4-CAAFIMAADKA

Isbahaysigu wuxuu u howl gali doonaa wax la qabadka kobcinta iyo dhiiri galinta bahda caafimaadka si kama danbaysta looga haqabtiro bulshada qaybaheeda kala gadisan baahida caafimaad ee ay qabaan taas oo dhabtii u baahan dadaal iyo karti dheeraad ah.

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 76 guests