Page 1 of 3

24000 ETHIOPIANS TO JUBBALAND TO FIGHT ICU

Posted: Sat Sep 15, 2007 9:51 am
by Hiiraan boy
Ciidamo Ethiopian ah oo ku wajahan gobolada Juboyinka

Sida ay ku waramayaan ilo lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in maalmaha soo socda ciidamo fara badan oo gaaraya 30 Kun Ethiopian ah ay ku soo wajahan yihiin Gobolka Banaadir iyo Gobolada Jubooyinka kuwaasi oo ka imaanaya dhinaca Ethiopia.

Warku wuxuu intaa ku darayaa in ciidamadan loogu talagalay in ay wax ka qabtaan xaalada cakiran ee magaalada Muqdisho iyo Afar iyo Labaatan Kun oo loo qorsheeyay in ay galaan gudaha gobolada Jubbooyinka.

Deegaano lagu sheegey in ka tirsan yihiin ayaa dhowaan Talefeshinka Al-jaziira wareysi kula yeeshay Sheekh Xasan Turki halkaas oo tababaro uga socdeen ciidamo loo tababarayo la dagaalanka dowlada KMG ah.

Dhinaca kale ganacsatada waaweyn ayaa iyaguna bilaabay in ay alaabahooda ganacsi ka rartaan suuqa Bakaaraha iyagoo u soo guuraya goobaha nabdoon ee Waqooyiga Muqdisho.

Magaalada Muqdisho ayaa maalmahan waxaa ka dhacayey qaraxyo iyo israsaaseyn dhexmareysa ciidamada dowlada iyo kooxaha ka soo horjeeda.

Garowe Online,Muqdisho

Re: 24000 ETHIOPIANS TO JUBBALAND TO FIGHT ICU

Posted: Sat Sep 15, 2007 9:57 am
by Hiiraan boy
merehan iyo ogaden wey u dhamaatay

eritrea need to help them before they become baba

Re: 24000 ETHIOPIANS TO JUBBALAND TO FIGHT ICU

Posted: Sat Sep 15, 2007 10:01 am
by Executive
Ninyahow Hiiraan ba la haysta but all you care about is talking about other Clans. Dhulka wa Dhul Somali whether its Jubbaland, Hiiraan or Xamar.

We should buy an old russian military aircraft and bomb them :lol: Lets open a Dahabshiil account and start saving right now. :lol:

Re: 24000 ETHIOPIANS TO JUBBALAND TO FIGHT ICU

Posted: Sat Sep 15, 2007 10:08 am
by Hiiraan boy
yariisow ii dhageeyso

im messenger only

dont attack mesenger

Re: 24000 ETHIOPIANS TO JUBBALAND TO FIGHT ICU

Posted: Sat Sep 15, 2007 10:09 am
by Executive
:lol: :lol: ok keep posting more news

Re: 24000 ETHIOPIANS TO JUBBALAND TO FIGHT ICU

Posted: Sat Sep 15, 2007 10:11 am
by The_Emperior5
merexaan is gonne be langaab :lol: :lol:

Re: 24000 ETHIOPIANS TO JUBBALAND TO FIGHT ICU

Posted: Sat Sep 15, 2007 10:17 am
by Hiiraan boy
merehan wey uu dhamaatey

i think they can beat 5000 but 24000 ethipians :shock: :shock: :shock: :shock: merehan si ficaan ba lo karbasha

Re: 24000 ETHIOPIANS TO JUBBALAND TO FIGHT ICU

Posted: Sat Sep 15, 2007 10:32 am
by DawladSade
Maxay Mareexaan laangaab uga dhigi, ma inagaa xariir la leh argagixisada?

Re: 24000 ETHIOPIANS TO JUBBALAND TO FIGHT ICU

Posted: Sat Sep 15, 2007 10:35 am
by The_Emperior5
listen Ethiopia wants to fight merehaan

ogaden hadalkooda daa :lol: :lol:

and attack dhulbahante land


mejeerteen uun baa hadhay :lol:

when is he finnedh all the other daroods

he is gonne get rid of the mejeerteen to :lol: :lol:

Re: 24000 ETHIOPIANS TO JUBBALAND TO FIGHT ICU

Posted: Sat Sep 15, 2007 10:42 am
by DawladSade
Alla nacasanaa kan, Marexaan has been controlling Jubbaland again for 6 months now, if they wanted us they would already try to fight us instead of coming here when sheikh turki goes on al jazeera and says he is in the bushes :lol: :lol:

warkaana waaba been, garoweoline ku lahaa :arrow:

Re: 24000 ETHIOPIANS TO JUBBALAND TO FIGHT ICU

Posted: Sat Sep 15, 2007 10:46 am
by Hiiraan boy
dawladsade

turki baa hadlay and he said were in jubbaland. xabashi gonna come there. i think eritrea gonna send army there too to help merehan iyo ogaden

Re: 24000 ETHIOPIANS TO JUBBALAND TO FIGHT ICU

Posted: Sat Sep 15, 2007 10:48 am
by DawladSade
Mareexaan Sade baa nala yiraahdaa, Turki iyo cid aan la jirno majirto sxb...tigrey haday yimaadaan kismaayo wax ka galay majirto toos un bay duurka u aadi like last time

Re: 24000 ETHIOPIANS TO JUBBALAND TO FIGHT ICU

Posted: Sat Sep 15, 2007 10:52 am
by Hiiraan boy
merehan ma gaalo raac baa?

Re: 24000 ETHIOPIANS TO JUBBALAND TO FIGHT ICU

Posted: Sat Sep 15, 2007 10:56 am
by DawladSade
we certainly aint like guryo dumis :idea:

Re: 24000 ETHIOPIANS TO JUBBALAND TO FIGHT ICU

Posted: Sat Sep 15, 2007 11:07 am
by Somaliweyn Commando
[quote="Executive"]We should buy an old russian military aircraft and bomb them :lol: Lets open a Dahabshiil account and start saving right now. :lol:[/quote]


Nice idea wallahi :lol: