Page 1 of 1

BREAKING NEWS ari-caddeeye somaliland vs dhulbahanta militia

Posted: Sun Sep 16, 2007 8:43 am
by Hiiraan boy
Xiisado colaadeed ayaa laga dareemayaa magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool kaddib markii Ciidamada Puntland iyo kuwa Somaliland ay halkaa ka wadaa dhaqdhaqaayo milatari.

Ciidamadan labada dhinac ee isku hor fadhiya degaanada Ari-caddeeye iyo Abeesaleey ee gobolkaas Sool ayaa toddobaadkii hore uu dhexmaray iska horimaad la isku adeegsaday madaafiicda goobta iyo kuwa Diyaaradaha.

Inkasta oo aan la sheegin wax khasaro ah oo labada dhinac soo gaaray ayaa haddana waxaa muuqaneysa isku urursi hub iyo ciidan iyadoo labada dhinaca saacadihii la soo dhaafay ay jiida hore ee dagaalka ay geeyeen ciidamo aad u xoogan taas oo laga filan karo in isku dhacyo ay dhexmaraan ciidamada ka kala socda Puntland iyo Somaliland.

Maamulada Puntland iyo Somliland oo dhowr mar dagaalo xoogan ay ku dhexmareen xaduudaha ay ku muransan yihiin ee gobolka Sool ayaa waxaa labada dhinacba ka soo gaaray khasaaro dhimasho iyo dhaawacba leh iyadoo ilaa iyo imminka aaney muuqan wax xal ah oo logu dhexdhexaadin karo khilaafka ka dhex aloosan dhinacydaas ee ku saleysan dhinaca xaduuda ay ku muransan yihiin.

Colaada imminka laga cabsi qabo inay ka soo cusboonaato deegaanada ay ku muran san yihin Somaliland iyo Puntland ayaa ku soo beegmeysa iyadoo maamulka Puntland uu shalay ku dhawaaqay inuu halkaa u dirayo guddi ka kooban wasiiro iyo taliyalaal ciidan si ay u soo indha indheeyaan xaalada halkaa ka jira iyo ciidamadooda ku sugan jiida hore ee dagaalka.

Re: BREAKING NEWS ari-caddeeye somaliland vs dhulbahanta militia

Posted: Sun Sep 16, 2007 8:45 am
by ciyaal_warta
fight is not good in ramadan also is not good @ all :(

Re: BREAKING NEWS ari-caddeeye somaliland vs dhulbahanta militia

Posted: Sun Sep 16, 2007 8:46 am
by Executive
Kuwa Somaliland. They do this every Ramadan, when they run out of Qaad supply.

Inshallah nothing will happen

Re: BREAKING NEWS ari-caddeeye somaliland vs dhulbahanta militia

Posted: Sun Sep 16, 2007 8:47 am
by The_Emperior5
we love fightin kuumbos in ramadan remember in 2004 100 kuumbos died in ramadan

iyakuna said iidoorkuna waxay na soo weeraraan habeen iyo ciid iyo ramadan iyo jimce :lol:

we did that all

ciid in 1993 in xudun

ramadan in 2004

jimce on 2005

habeen last night :lol:

Re: BREAKING NEWS ari-caddeeye somaliland vs dhulbahanta militia

Posted: Sun Sep 16, 2007 8:50 am
by Executive
^^

What did I tell you :lol: , Why only Ramadan and Ciid? Why not any of the other months

Re: BREAKING NEWS ari-caddeeye somaliland vs dhulbahanta militia

Posted: Sun Sep 16, 2007 8:51 am
by The_Emperior5
ajjarku haalkaas buu ku jirraa :D

Re: BREAKING NEWS ari-caddeeye somaliland vs dhulbahanta militia

Posted: Sun Sep 16, 2007 8:53 am
by Executive
[quote="The_Emperior5"]ajjarku haalkaas buu ku jirraa :D[/quote]

Runta sheeg, wa Fulay nimo :lol:

Re: BREAKING NEWS ari-caddeeye somaliland vs dhulbahanta militia

Posted: Sun Sep 16, 2007 8:55 am
by The_Emperior5
sxb anagu qurjiile wax uma aragno

Re: BREAKING NEWS ari-caddeeye somaliland vs dhulbahanta militia

Posted: Sun Sep 16, 2007 9:06 am
by ciyaal_warta
[quote="The_Emperior5"]ajjarku haalkaas buu ku jirraa :D[/quote]
:lol: :lol: :lol: :lol: ajaroo xaalkaa ba'a

Re: BREAKING NEWS ari-caddeeye somaliland vs dhulbahanta militia

Posted: Sun Sep 16, 2007 11:42 am
by LiQaaye_TDH
Kuwa Somaliland ku laha :lol: wallahi some people are just dumbbbbbbbbbbb

I cant believe the Dhullo websites are liying during Ramadaan about fake wars :lol: subxanala... Diinta Dhullos waa Mad Mullah :lol:

Re: BREAKING NEWS ari-caddeeye somaliland vs dhulbahanta militia

Posted: Sun Sep 16, 2007 11:44 am
by COSTA
KEEP FIGHTING

I LIKE IT

NEEK

XAMARI GASH