Page 1 of 1

The Whole TFG government is off to Saudi Arabia

Posted: Sun Sep 16, 2007 3:05 pm
by MJ-Pride
Muqdisho: Wafdi uu hoggaaninayo Madaxweynaha dowladda KMG oo ay ka mid yihiin Sh. Aadan Madoobe, Prof. Geeddi iyo ergo oo u duulay Sacuudi Carabiya

Muqdisho(AllPuntland)- Sadaxda Mas’uul ee ugu sareysa Dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya Md. Cabdullaahi Yuusuf Axmed, Sheekh Aadan Madoobe iyo Prof. Cali Maxamed Geeddi ayaa barqanimadii maanta ka ambabaxay garoonka diyaaraddaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho iyagoo ku sii jeeda Boqortooyada Sacuudi Carabiya.

Wafdigan uu hoggaaminayey Madaxweynaha dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya ayaa waxaa ka mid ahaa ergadii shirweynihii dib u heshiisiinta ee Muqdisho ku soo gabagabooway iyadoo ujeedada socdaalka wafdigan uu ka warbixiyay Ra’iisul Wasaaraha dowladda Federaalka KMG ah oo shir jaraa’id ku qabtay garoonka diyaaradaha ka hor inta aysan duulin.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in ujeedada socdaalkoodu uu la xiriiro sidii ergada shirkii dib u heshiisiinta loogu soo dhaarin lahaa xaramka si loo fuliyo qodobadii lagu heshiiiyay wuxuuna Ra’iusul Wasaaruhu uu sheegay in arintan ay ka danbeysay kadib markii uu dhawaan socdaal uu ku tegay Sacuudi Carabiya ay isla garteen Boqor Cabdalla in ergada shirka la keeno Xaramka iyadoo ay horkacayaan mas’uuliyiinta ugu sareysa dalka.

Prof. Geeddi ayaa sheegay in ay la kulmi doonaan Boqorka dalka Sacuudi Carabiya oo ay ka wada hadli doonaan arrimaha dalka Soomaaliya, xiriirka labada dal iyo sidii dowladda Sacuudi Carabiya ugu qeyb qaadan laheyd arrimaha dib u heshiisiinta iyo dib u dhiska dalka.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa intaa raaciyay in qaar ka mid ah ergada ay shalay ka duuleen garoonka halka kuwa harsan ay maanta raaceen wafdiga Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf Axmed.

Socdaalka wafdiga Madaxweynaha uu horkacayo ayaa lagu waramayaa in mudo sadax maalmood ah ay ku sugnaan doonaan dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya.

Ka hor inta aysan wafdigan ka ambabixin magaalada Muqdisho ayaa saakay aroornimadii ciidamada dowladda oo kaashanaya kuwa Ethiopia ay xereen qaar ka tirsan wadooyinka magaalada Muqdisho si loo adkeeyo amaanka wadooyinka waaweyn ee gala garoonka diyaaradaha iyadoo markii danbe dib loo furay wadooyinkaasi.

Cali Muxiyaddiin Cali

Re: The Whole TFG government is off to Saudi Arabia

Posted: Sun Sep 16, 2007 3:07 pm
by Somaliweyn Commando
Traitors going to traitors Laughing Laughing

May Allah destroy the dabadhilif kufaar of this world, aamiin..inshallah after taraaweex thats wat i will be making dua for Smile

Re: The Whole TFG government is off to Saudi Arabia

Posted: Sun Sep 16, 2007 3:10 pm
by MJ-Pride
If Saudi Arabia is traitor, what that does make the rest of Arab Countries? Everybody that has ties with the west is traitor.?

Re: The Whole TFG government is off to Saudi Arabia

Posted: Sun Sep 16, 2007 3:12 pm
by The_Emperior5
i am wondering what they doing there

i think i know they want to stop the islamic world for suporting koooxda asmara joogta Surprised

Re: The Whole TFG government is off to Saudi Arabia

Posted: Sun Sep 16, 2007 3:13 pm
by Somaliweyn Commando
all arab countries are traitors especially saudi's, they give yahuuda oil to kill their own palestinian brothers Sad

Re: The Whole TFG government is off to Saudi Arabia

Posted: Sun Sep 16, 2007 4:13 pm
by *Arabman
[Traitors going to traitors]

True.

Re: The Whole TFG government is off to Saudi Arabia

Posted: Sun Sep 16, 2007 4:23 pm
by Ina Baxar
No1/ Fuc.k Saudi Arabia , they represent nothing to us Somaliland .
No2/ Who do these people represent ? Huge blocks of the somali people are NOT represented in" shirka dib u heeshiisinta".
Furthermore how can somebody not madated by his people , be allowed to swear in its name .
These guys are calling bigger INKAAR on themselves Laughing

Re: The Whole TFG government is off to Saudi Arabia

Posted: Sun Sep 16, 2007 4:27 pm
by Alchemist
Horta how is it that a president of country and the prime minister can both leave their country at the sametime? Usually isnt one of them supposed to stay just incase something happens, i dont know i think is just stupid.. Hope that plane crashes Very Happy