kkkkkkkkkkkkkkk i must admit i like you guys..lakiin qosol baad igu disheen.
ma booski dabyacadaa gasheen mise anaa mooday/
faanka cida laguma ogeen,intaasna waa iga kaftan
kismayo ragnimaa ku qabsateen taas waan idin siiyey,lakiin jubaland ragi absame miyeey dhinteen soo wali ma noola?
mise jubalandta la sheego waa kismayo?
