Page 1 of 1

Somalidiid Pushed Back Many confirmed Dead!!!

Posted: Fri Sep 21, 2007 3:27 am
by Somalian_Boqor
War deg deg ah: Khasaarihii soo gaarey ciidamada Somaliland ka soo gaarey....

Waxaa isa soo taraya khasaaraha uu keenay dagaalkii shaley dhexmarey ciidamada Puntland iyo maamulka Somaliland, iyadoo khasaraha soo gaarey dhanka ciidamada Somaliland saacadihii ugu dambeeyey ay ka soo baxayaan warar dheeraad ah oo faahfaahsan.

Dad xog ogaal ah oo ka gaabsadey in magacooda saxaafada laga sheego sababo dhanka amaanka ah oo ku sugan degmada Caynaba ee Gobolka Togdheer ayaa u xaqiijiyey SBC in afar askari oo ka mid ahaa ciidamadii Somaliland ee shaley dagaalka la galey ciidamada Puntland lagu aasey magaalada Caynaba.

Dadkan xog ogaalka ahi waxay tibaaxeen in sidoo kale 7 askari oo kale oo ka mid ahaa ciidamada Somaliland oo dhaawac uu ka soo gaarey dagaalkaasi loo gudbiyey magaalada Burco ee xarunta Gobolka Togdheer.

Dagaalkii shaley ka dhacay duleedka magaalada Laascaanood ee dhexmarey ciidamada Puntland iyo kuwa Somaliland wuxuu maanta saameyn weyn ku yeeshey dhaqdhaqaaqa gaadiidka ee Gobolada Sool, Togdheer iyo Cayn, waxaana gabi ahaanba istaagay gaadiidkii isaga kala gooshi jirey goboladaasi.

Xaaladaha deegaanadii shaley dagaaladu ka dhaceen ayaa wali kacsan iyadoo laga cabsi qabo in dagaaladu mar kale halkoodii ka soo socdaan, maadaama aanay jirin cid ilaa iyo haatan u istaagtey sidii colaada ka soo cusboonaatey deegaankaasi loo joojin lahaa.

SBC News Desk

Re: Somalidiid Pushed Back Many confirmed Dead!!!

Posted: Fri Sep 21, 2007 3:31 am
by DustyFoot Farah
SomaliFool.. sTop the Fadhi ku dirir Bulshit hadii aad wax isku haysid go and Figh..Sidiii Inan yar halkan haka Calaacaline..

Re: Somalidiid Pushed Back Many confirmed Dead!!!

Posted: Fri Sep 21, 2007 3:46 am
by Executive
How come Everytime somaliland loses the Snet members from SL deny the whole battle?? :lol:

Re: Somalidiid Pushed Back Many confirmed Dead!!!

Posted: Fri Sep 21, 2007 3:50 am
by DustyFoot Farah
Wht battle?

Re: Somalidiid Pushed Back Many confirmed Dead!!!

Posted: Fri Sep 21, 2007 3:52 am
by Advocatar
^:lol: :lol:

Re: Somalidiid Pushed Back Many confirmed Dead!!!

Posted: Fri Sep 21, 2007 4:00 am
by kkk47
[quote="Executive"]How come Everytime somaliland loses the Snet members from SL deny the whole battle?? :lol:[/quote]

man that is their habbit,, remember Dhahar

they claimed victory but their defeat let to

the firing of their militia comander :lol: :lol:

Re: Somalidiid Pushed Back Many confirmed Dead!!!

Posted: Fri Sep 21, 2007 6:22 am
by Mr.Wise
Only Dhabayaco Wins a Battle which never took place!
Fuck! they were right when they say Majeerteen Cant fight but Can talk like Naago

Re: Somalidiid Pushed Back Many confirmed Dead!!!

Posted: Fri Sep 21, 2007 7:37 am
by Padishah
^^ If you were smart, I would be saying that Dhabayaco are 'unbeatable', so as lessen the shame of defeat. Belittling them only seems to make your situation worse, you see.

Re: Somalidiid Pushed Back Many confirmed Dead!!!

Posted: Fri Sep 21, 2007 7:59 am
by sheldibow
Somaliland who are they?
You mean those morjann who eats qat like animal and live North Somalia !!

Can "Qaldiiminta" able to fight with Puntland? I don not think so

QALDAAMINTA MA KU DHACAANO IN AY LA DAGALAMAAN PUNTLAND CIIDAMADEEDA. WAX YAR SUG MARKAAN CANAASIIRTA XAMAR GABAGABEYNO AYAA QALDAMIINTA U SOO JEEDSANEYNAA.... DOWLADA PUNTLAND IYO DOWLADA FADERAALKA WAXAY OLOLO KU QAADIDOONAA IIDDOORKA GOOR DHOW HARGEEYSAANAN TAGI OO XAFIIS KA SAMEYSAN OO U QAABILSAN U GUURSIKA GABDAHA REER WAQOOYI WIILASHA REER SHABELLE JA WIILASHA JAREER WEYN ... :lol: :lol: :lol:

Re: Somalidiid Pushed Back Many confirmed Dead!!!

Posted: Fri Sep 21, 2007 9:07 am
by X.Playa
Kuumboos,

If somaliland troops were beaten and many died or lost both men and materials how come somaliland army still occupies its former area under their control and still continue to advance?

Re: Somalidiid Pushed Back Many confirmed Dead!!!

Posted: Fri Sep 21, 2007 9:13 am
by gurey25
what happned was so small scale it cannot even be called a skirmish.
adhicadey was a skirmish, this was something else.

no battle has taken place,

Re: Somalidiid Pushed Back Many confirmed Dead!!!

Posted: Fri Sep 21, 2007 12:26 pm
by Ina Baxar
SL troops are such in bad shape that Puntland has decided to dispatch a couple of ambulances to the PL darwish forces :lol:

widhwidh-->"waxaa maanta puntland ay soogaadh siisay magaalada laascaanood gurmad xaga saadka iyo caafimaadka oo laagu tala galay ciidamada daraawiishta ee jiida hore ee abeesalay ku sugan.."
http://www.radiowidhwidh.com/html/modul ... e&sid=8084

These people are a total JOKE wallahi !! :lol:

Re: Somalidiid Pushed Back Many confirmed Dead!!!

Posted: Fri Sep 21, 2007 12:35 pm
by Somaliweyn Commando
:lol: :lol: :lol: :lol: how embaressing is qabyaalad

Re: Somalidiid Pushed Back Many confirmed Dead!!!

Posted: Sat Sep 22, 2007 4:24 am
by Somalian_Boqor
[quote="Ina Baxar"]SL troops are such in bad shape that Puntland has decided to dispatch a couple of ambulances to the PL darwish forces :lol:

widhwidh-->"waxaa maanta puntland ay soogaadh siisay magaalada laascaanood gurmad xaga saadka iyo caafimaadka oo laagu tala galay ciidamada daraawiishta ee jiida hore ee abeesalay ku sugan.."
http://www.radiowidhwidh.com/html/modul ... e&sid=8084

These people are a total JOKE wallahi !! :lol:[/quote]