Madaxweyne-Ku-xigeenka Puntland oo ku dhawaaqay in beel ka mid ah kuwa dega SSC lagu Jahaado
Warkii 22-Sep-2007 iyo Qormadii: adan yasiin
Shir Teleconference ah oo ay maanta yeelatey guddiga isku magacawdey Badbaadada SSC, ayaa go'aamiyey indagaal lagu qaado beel ka mid ah beelaha dega goboladaSSC.
Arrintan naxdinta leh ayaa waxa soo jeediyey madaxweyne-ku-xigeenka Puntland Xasan Daahir Afqudhacoo ku eedeeyey Beeshaas in ay xidhiidh la leeyihiin Asmara, Soomaaliland Muqdisho iyo Jabuuti,oo doonayaana in ay Puntland iyo dowladda federaalkaba dumiyaan. waasid a u hadalka udhigaye, Haddaba, eedaymaha masuulka oo aan waxba ka jirin,ayaa waxaa la yaab leh in xubnaha guddigu isku magacaabay golah badbaadada SSC in aay arrintan uriyaaqeen iskuna raaceen. shirkiina u sacab iyo rayraayn ku dhamaado
Go,aanka qabyada ah ee aan waxba ka jirin aaya shacabka SSC ku keeni kara cawaaqib xumo horleh iyo Xiisad Colaadeed oo cirka isku shareerta ,
takar02@hotmail.comadan yasiin