weey Mr Xoogsade, its nice that you are back. war meesha cunuga Dowladsade la baxay ayaa ku xaaray. sidaan usoo gali jiray uma imaado.
Dowladsade was telling us how some Dinosour fossils found in Gedo were part of MR History. Laa xowla.
anywayz how did u know that I am not frequenting this forum, if you are not using another alias like Sadaam.
Quule wa dubay iyo qaxwe ayaa igu fiicnaan lahaa.