Asalamu Caleykum !!!
Waxaa jirta in aniga iyo ninkeeyga arrimo aanu isku ogeeynay uu walalahiis u sheegay ... ka dibna aanu isku dagaalnay arrinta iyada ah. Anigoo caraysan ayaan waxaan ku iri ninkeegii "WAXAAD IGA TAHAY SIDII ABAHEY OO KALE NAAGNA KUU NOQON MAAYO" Markii carada ama xanaaqu iga dhamaaday ayaan dareemey inaan arrintaasi si gaf iigaga timid ... ninkeeyga waan jacelahay oo waxaan rabaa inaan nolasheeda caadiga wato.
Su´aasheedu waa: Guurkeeyga ma jabay ? Maxaan suubiyaa ?
Fadlan haddii aadan su ´aashan jawaabteeda cilmi u heynin iska dhaaf !!!
Mahadsanidiin




