[quote="The_Emperior5"]who said isaaq dont share border with merehaan
damaal muse carre share border with merehaan in galguduud
and habaryoonis markay bariigay ka dhex baxayn ogaden dhulka merehaan eeh ethiopia ayaa soo tabteen
ka gudub kuwa gajoonaya ilahay ba qorray dee ilay cunta beellan
ma liqaaye baad qabsanaysiin ilay kuwaasii cunta beellen waad ka gardarantihayn inadeerkay

[/quote]
Af soomaaliga iyo engireeskaba way kugu adagtahay, hiiraanboy posted some article about shortage of food in SHABELLE HOOSE and laqaaye came in talking about gedo iyo gaajo iyo waxaanba meesha qusaysnayn???
maxaa ka galay gedo iyo mareexaan ay isku arkaan haduusan waliga ka xanaaqsanayn 1980's
