Page 1 of 1

Somalia oo noqotay Dalka ugo musuq masuq badan.

Posted: Thu Sep 27, 2007 6:13 pm
by MJ-Pride
Thanks to Hawiye, We are the most currupt country and shamefully languish
dead last in the world. What a shame....



Wadamada Somalia, Burma iyo Iraq ayaa kaalinta koowaad ka galey wadamada ugu musuqmaasuq badan aduunka sida maanta lagu baahiyay warbixin ay soo saartey hay'ada Transparancy International [la dagaalanka musuqmasuqa].

Hay'adan oo fadhigeedu yahay magaalada Berlin ee wadanka Germany ayaa sheegtay in 180-ka wadan ee ugu saboolsan aduunka ay leyihiin siyaasiyiinta iyo ganacsatada ugu musuqmaasuqa badan.

Transparency International ayaa saboolnimada ku xiriirisay musuq-maasuqa ka jira wadamadaas iyada oo Somalia iyo Burma ay cabirka ka galeen darajada ugu hooseysa 1.4 halka Denmark ay noqatey wadanka ugu xadida yar hantida dadka [9.4].

Hay'adan ayaa ku tilmaantey in musuq-masuqu yahay cadowga in hurumar laga gaaro waxbarashada, caafimaadka iyo dhisida kaabayaasha dhaqaalaha.

Madaxa Transparency International Huguette Labelle oo shir jaraa'id qabtey ayaa sheegtay in talaabo deg-deg ah looga baahan yahay in qaadaan wadamada liiskan ka galey hoosta [Somalia,Burma.Iraq] isla markaana xoojiyaan hay'adaha dowliga ah kuwaas oo ku shaqo leh la xisaabtanka.

Dhinaca kale wadamada liiskan kor ka galey [ugu musuq-maasuqa yar] ayaa laga dalbadey in ay hoos u dhigaan isdaba marinta ka jirta shirkadaha ganacsiga kuwaas oo laalush ku bixiya danahooda dhaqaale.

Wadanka Somalia ayaa noqdey wadanka ugu dowlada xun kadib markii 25 September, ururka Mo Ibraahim.soo bandhigey warbixin lagu soo bandhigey dowlad wanaaga.

Garowe Online+Wakaaladaha

Re: Somalia oo noqotay Dalka ugo musuq masuq badan.

Posted: Thu Sep 27, 2007 8:00 pm
by Kramer
So now all of sudden Hawiye is running Somalia ---a while ago u were saying adeerka Abdullahi is runnning everything, we MJ are running this and that.

Listen the corruption they are talking about is leadership and government --all of sudden America have seen that this TFG is spineless and doesn't have a background support -and all of the money given disappears--they realize that all this Terrorist talk was for money and tribalism reasons-so they want to sack it