War Deg deg ah qaraxyo is xig xiga oo goor dhaweyd ka dhacay magaalada Muqdisho
Qaraxyo is xig xiga oo goor dhaweyd ka dhacay magaalada Muqdisho, Qraxyadaasi oo aan la ogayn wali goobta uu ka dhacay iyo cida laala beegsaday iyadoona qaraxyada ka dib la maqlayo Rasaas xoogan oo dhaceysa waxeyna ku soo aadeen Qaraxyadaan iyo dagaalkaan foolka foolka ah kacdoonada ka jiray qeyba ka mid ah magaalada Muqdisho,
Qaraxyadaan iyo rasaasta oo bilaawday wax yar ka hor markii afurka ay dadka bilaabteen
Warkan oo faahfahsan goordhow ayaan idiin soo gudbin doonaa
Xafiiska wararka ee , Marka Somaliya
dayniilecom@hotmail.com



