Page 1 of 1

The Results of this day's Battle in Xamar (Hodan)

Posted: Fri Sep 28, 2007 5:37 pm
by AbdiWahab252
More news tomorrow morning.

VIVA THE SOMALI LIBERATION FIGHTERS !



Faah faahin dheeri ah oo ku saabsan dagaalkii caawa ka dhacay qeybo ka mid ah M/Muqdisho.

Beerdhiga 28.09.2007 23:09


Wasaarada gaashaan dhiga oo ay saaranyihiin itoobiyaan
Warar dheeri ah ayaa ka soo baxaya weeraradii Xoogaga Muqaawamadu caawa ku qaadeen qaar ka mid ah Saldhigyada iyo Fariisimaha ay deganyihiin ciidamada gumeysiga itoobiya iyo kuwa la shaqeeya ee DFKMG ah ee Magaalada Muqdisho.

Ilo xog ogaal ah oo ku dhadhaw xoogaga muqaawamada ayaa Beerdhiga u xaqiijiyay in weerarkii ay xoogaga muqaawamadu ku qaadeen Saldhiga Degmada Hodan ay gabi ahaantiiba la wareegeen isla markaana ay ku gubeen labo gaari oo midi yahay Cabdi Bille ka dib markii ay ka furteen qorigii dhashiikaha ahaa ee ku rakibnaa, kan kalana uu ahaa “Market”.

Isla ilahaas ayaa intaa ku daray in ay xoogaga muqaawamada nolol ku qabteen 5 askari oo 3 ka mid ahi ahaayeen odayaal halka 2 kalana ay dhalinyaro ahaayeen, isla markaana la sii daayay ka dib markii ay waaniyeen kuna qanciyeen in aysan la shaqeyn gumeysiga itoobiya.

Sidoo kale isla ilahaas ayaa beerdhiga u sheegay in ay xoogaga muqaawamadu ee caawa weerarka xoogani ku qaaday saldhiga degmada hodan ka soo qaniimeysteen:-
1) Tiro ka badan 10 qori oo ah nooca loo yaqaano AK47.
2) Rasaasta qoriga Baasuukaha.
3) Hal qori oo dhashiiko ah oo ay ka furteen gaari cabdi bille ah ka hor intii aysan gubin.
4) Bastoolado aan tiradooda si rasmi ah loo hayn.

Xoogaga muqaawamada ayaa sidoo kale dab qabadsiiyay bakhaaro ay ka buuxeen rasaas iyo raashin sida ay beerdhiga u xaqiijiyeen ilo xog ogaal ah.

weerarka caawa lagu qaaday saldhiga degmada hodan oo ahaa midkii ugu kululaa ee lagu qaado ayaa waxa uu ku faafay agagaarka Tarabuunka ilaa iyo KM4 halkaas oo la sheegay in ay xoogaga muqaawamadu dib uga soo laabteen.

Ilo xog ogaal ah oo ku dhadhaw Xoogaga muqaawamada ayaa beerdhiga u sheegay in cutubyadii caawa weerarka ku qaaday saldhiga degmada hodan uu soo gaaray hal dhaawac ah oo fudud, intii kalana ay soo wada laabteen iyaga oo aysan wax khasaare ah soo gaarin.

Dhinaca kale warar dheeraad ah ayaa iyana ka soo baxaya weerarkii ay caawa xoogaga muqaawamadu ku qaadeen xeradii hore ee guul wadayaasha halkaas oo la sheegayo in lagu gubay hal gaari oo ah nooca loo yaqaano Cabdi Billaha, sidoo kalana la arkayay meydka 3 askari oo yaala xeradii hore ee Maxkamadii Shiirkole sida ay beerdhiga u xaqiijiyeen dadka deegaanka iyo waliba ilo xog ogaal ah intaba.

Sidoo kale ciidamadii DFKMG ah ee daganaa warshadii hore ee Taraqa iyo Sigaarka ayaa la sheegayaa in ay ka baxeen ka hor intii aysan xoogaga muqaawamada soo gaarin fariisinkaas, taas oo ay sheegeen dadka deegaanku in ay arkayeen xoogaga muqaawamada oo si nabad ah ku galay warshada isla markaana dib uga soo baxay iyada oo aysan wax xabad ahi dhicin.

Tan iyo intii ay Bishan Ramadaan ee Barakaysan bilatay ayaa waxaa la bilowday weeraro xoogan iyo Taboyaal cusub oo ay xoogaga muqaawamadu ku qaadayaan ciidamada Gumeysiga itoobiya iyo kuwa DFKMG ah ee la shaqeysa gumeysiga, kuwaas oo keenay in ay ciidamadu ka baxaan fariisimo badan sidoo kalana la soo gaarsiiyo khasaarooyin ka laxaad badan kuwii horey u gaari jiray.

Dhamaan weeraradan ayaa ku soo beegmaya xili ay caawa tahay Bisha Ramadaan 17 isla markaana ah xili ay muslimiintu la galeen dagaalkii ugu horeeyay mushrikiinta isla markaana ay kaga guuleysteen.

Weeraradan ayaa sidoo kale ku soo beegmaya xili magaalada Asmara lagaga dhawaaqay isbahaysi cusub oo sheegay in uu la dagaalamayo gumeysiga itoobiya, Sidoo kalana ay DFKMG ah codsatay in ciidamo Carbeed la keeno dalka Soomaaliya.

dhinaca kale weeraradan iyo kuwii ka horeeyay ayaa ku soo beegamaya xili ay ciidamada gumeysiga Itoobiya iyo kuwa la shaqeyaba la taala tiicayaan niyo jab iyo khilaaf soo kala dhex galay C/Laahi Yuusuf iyo Cali Geedi oo marayo heerkiisii ugu sareeyay oo ilaa iyo hadda maaro loo la’yahay keenayna in ay xubnaha DFKMG u kala jabaan labo qeybood oo kala raacsan labada garab.

Weeraradan caawa oo ay ka horeeyeen kii xalay u dambeeyay ayaa ku soo aaday Xili ay saraakiil ka socda 17-dal oo afrikaan ah yimaadeen Muqdisho si ay u qiimeeyaan xaalada amni ee Soomaaliya oo u muuqata mid aysan DFKMG ah gacanta ugu jirin.

Re: The Results of this day's Battle in Xamar (Hodan)

Posted: Fri Sep 28, 2007 6:01 pm
by kalia
inshallah The Kufars are going down the drain where they belong

Re: The Results of this day's Battle in Xamar (Hodan)

Posted: Fri Sep 28, 2007 7:07 pm
by Young Royal
AW,

“The Results of this day's Battle in Xamar (Hodan)”

“Somaliland Army Enters Las Canood”

From a drama person to a news person all the sudden, what is going on man? Why you so hyped up about what is happening in Somalia all sudden? Your not telling us the Asmara group left Eritrea for a bigger power, have they flew into Beijing today? And if so why are you also updating us with news from LA...I mean your not tell us the two are connected somehow. Are you?

In my opinion the news from LA concerns a single sub-clan and it will be resolved just like in the past. The other, however, judging from the past is nothing more than the usually news coming out of Xamar, a neighborhood being bombed. Trust me the Asmara group is neither making it easier for themselves nor the already suffering civilian in Xamar. There will only be more killing and suffering in Xamar and all that will be accomplished here is nothing but more victims of war.

Allah Almighty, indeed, you’re the most Gracious and the most compassionate, illaahayow umadaas masaakiintaa ee 17-kii sano oo laa soo dhaafay iska dabo wareegaysay, ee aan weliba waxba galabsan u gargaar...Amiin!

Re: The Results of this day's Battle in Xamar (Hodan)

Posted: Fri Sep 28, 2007 7:14 pm
by Phd in naago kudis
royaal

is a caasho yusuf supporter down

Re: The Results of this day's Battle in Xamar (Hodan)

Posted: Fri Sep 28, 2007 7:21 pm
by Young Royal
I want a stable Somalia nothing more...that’s all!

Afur wanaagsan anyways and good night.

Re: The Results of this day's Battle in Xamar (Hodan)

Posted: Fri Sep 28, 2007 7:31 pm
by Somaliweyn Commando
[quote="Phd in naago kudis"]royaal

is a caasho yusuf supporter down[/quote]


Gaalo raac down

Re: The Results of this day's Battle in Xamar (Hodan)

Posted: Fri Sep 28, 2007 7:34 pm
by *jr
Re: The Results of this day's Battle in Xamar


I wonder how many innocent Somalis died in the crossfire?


Sadly, people living in Mogadishu are aiming and killing each other without shame.

Who's keeping track of their deaths one must wonder, ah!

Re: The Results of this day's Battle in Xamar (Hodan)

Posted: Sat Sep 29, 2007 3:05 am
by SomeGuy
Ok, enough "Nafaqo" for tongiht!.


We will review the reality tomorrow!.

Good night for now kids and good lullaby.




But then according to Ibnu Kheys,the Arabian poet, "...and the night is too long and longing to see the dawn, yet the dawn ain't make me feel any better..the pain are still there in my heart".

==Ibnu Kheys's poet of Sab'a mu'3aliqaat

someguy

Re: The Results of this day's Battle in Xamar (Hodan)

Posted: Sat Sep 29, 2007 6:18 am
by QansaGabeyle
Good job to iljeex moryaans.

Re: The Results of this day's Battle in Xamar (Hodan)

Posted: Sat Sep 29, 2007 1:14 pm
by SomeGuy
For now it is morning did anything on ground change--everywhere Habasha and TFG troops roaming around? did muqaawamo control anywhere even single house?.

Yeah, You guys have every rights to Keep dreaming---It is only dream that restores some lost hopes!.


Someguy

Re: The Results of this day's Battle in Xamar (Hodan)

Posted: Sat Sep 29, 2007 1:21 pm
by Xplosive
You're dumb if you think this socalled insurgency will result in anything other than poor Somalis being killed. This war is bigger than clan A vs. clan B vs. Xabashi.

Insurgency = the interest of Ethiopia and the US. You are doing exactly what they want you to do. You can say alot of things about the UIC but they are not the wisest bunch. They have done nothing but play into the hands of the westerners from the beginning.

Re: The Results of this day's Battle in Xamar (Hodan)

Posted: Sat Sep 29, 2007 1:23 pm
by fagash_killer
Isla ilahaas ayaa intaa ku daray in ay xoogaga muqaawamada nolol ku qabteen 5 askari oo 3 ka mid ahi ahaayeen odayaal halka 2 kalana ay dhalinyaro ahaayeen, isla markaana la sii daayay ka dib markii ay waaniyeen kuna qanciyeen in aysan la shaqeyn gumeysiga itoobiya.caqli iyo hutu Laughing

Re: The Results of this day's Battle in Xamar (Hodan)

Posted: Sat Sep 29, 2007 1:26 pm
by SomeGuy
Xplosive,

you are not talking to me, Are you? because if you are , boy, you are in a hell lot of trouble!.

Someguy

Re: The Results of this day's Battle in Xamar (Hodan)

Posted: Sat Sep 29, 2007 2:10 pm
by Sadaam_Mariixmaan
[quote="Xplosive"]You're dumb if you think this socalled insurgency will result in anything other than poor Somalis being killed. This war is bigger than clan A vs. clan B vs. Xabashi.

Insurgency = the interest of Ethiopia and the US. You are doing exactly what they want you to do. You can say alot of things about the UIC but they are not the wisest bunch. They have done nothing but play into the hands of the westerners from the beginning.[/quote]

up