^^ first lying is xaraam and it's a sin and you just commited one

secondly plzzzz do tell us why would anybody be obsessed with a free hooker ?
i mean ethiopia

issaq

mj

warsangeli

tfg

icu

all get that dhiilo
ceeb so why would anyone be obsessed ?
Dhimasho ,Dhaawac Iyo Weliba Afduub Ka Dhacay Deegaanka Baliyo Ee Deegaanka Taleex.
Warkii 29-Sep-2007 iyo Qormadii: yaasiin faytin
Wararka naga soo gaaraya deegaanka baliyo ee soolasha ka tirsan degmada taleex ayaa dabley ku hubaysan baabuurta dagaalka iyo weliba qoryaha garabka lagu qaato waxay ku dileen labo nin oo ka soo jeeda deeganka taleex iyo weliba hal nin oo dhaawaca ah halka ay ku qafaasheen 7-nin oo isla deegaankasi ah.
Dableydan hubaysan ee weerarka geysatay ayaa sida wararku nagu soo gaarayaan waxay kasoo jeedaanka deegaanka dhahar ee gobolka sanaag iyagoo sida la sheegay ay weerar kusoo qaadeen deegaanka baliyo oo ay isugu yimaadeen xoola dhaqatada deegaankaasi islamrkaana halkaas ku dileen labo nin oo lagu kala magacaabo ina jaamac dheged iyo weliba siciid aadan waambe iyadoo sidoo kalena dhaawac halis ah kasoo gaaray mid kamida dhlinyarada isla deegaankaasi .
Dableydan hubasyan ayaa sidoo kale waxay qafaasheen sida warku nagu soo gaadhayo 7-nin oo kasoo jeeda deegaanka degmada taleex islamrkaana aan la ogayn ilaa iyo iminka halka ay sal dhigteen mana cada sababta dhabta ah ee ka dambaysa dilalkan iyo weliba qafaalashadan dadka xoolo dhaqatada ah ee ay ku dhaqaaqeen dabley kasoo jeeda deegaanka dhahar ee gobolka sanaag .
Isku soo wada duuboo waa markii ugu horaysay ee qafaalasho noocan oo kala ah ay ka dhacdo deegaanada hoos yimaada degmada taleex ,waloow ay jiraan shaqaaqooyin gacan ka hadal oo hore uga jiray deegaankaasi oo u dhexeeyey beelaha dega degmada taleex iyo weliba kuwa dega degmada garoowe.
yaasiin maxamed cali (faytin)
yaasiinfaytin@hotmail.cominfo@afnugaal.com even the tiny warsangeli are killing you like flies
+++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++
Wararkii ugu danbeeyey caawa ee laascaanood iyo ciidamo beeleedyo hor leh oo la keenay .
Wararkii ugu danbeeyey ee aanu caawa ka helayno magaalada laascaanood ee gobolka Sool ayaa sheegaya in caaw fiidkii ay soo galeen ciidamo beeleedyo dheeri ah kuwaas oo ku biiray kuwii hore u joogay koonfurta magaalada laascaanood , ciidamadaas oo ay wataan saraakiil iyo xildhibaaano Somaliland ah balse ka soo jeedaa gobolka Sool..
Ciidamada beeleedka taageersan Maamulka Somaliland ayaa gacanta ku haya durdurka laascaanood iyo wadada isku xidha degmada kalabaydh iyo laascaanood taas ah meesha biyahaa wiyeerka iyo xareeduba ka soo galaan magaalada, waxaana ay wararka caawa na soo gaadhayaa sheegayaan in maleeshiyo beeleedku ay cashuur qaadis ka bilaabeen wadada howdka uga baxda laascaanood taas oo ay soo maraan gawaadhida baradhada ka keento Ethiopia iyo gawaadhida caanaha keenta, kastamkaas oo hore lacag aad u badani ka soo gali jirtay maamulka gobolka ee dhinaca dowlad goboleedka Puntland..
Col: Ibraahin Caydiid dhabdhable oo isagu ah sarkaalka hogaaminaya ciidamada beeleedka taageersan mamulkaa Somaliland ee hada gacanta ku haya koonfurta laascaanood ayaa waxaa gurigiisa magaalada laascaanood kula shiray maanta odayaal ay isku jifo hoose yihiin kuwaas oo uu hogaaminayey Caaqil, Jaamac Biixi iyagoona waydiiyey waxa uu damacsan yahay , waxaana uu u sheegay in uu soo gaadhay magaaladiisa uuna hada la joogo reerkiisa wax dhiba ahna uusan wadin
Dhinaca kale waxaa isna hada kula shiraya odaayasha magaalada xildhibaan dhakool shirkaas oo ka socd guriga uu ku leeyhay laascaanood , wararka ayaa intaasi ku daraya inay jiraan qoritan ciidaan oo caawa ka socda guriga xildhibaan dhakool, ciidamadas oo la sheegay in lagu kordhinayo kuwa hada ku sugan magaalad..
Guud ahaan magaalada laascanood ayaa kacsan iyadoo marba marka ka danbaysa la dareemaya korodhka ciidamo beeleedka ee kusoo badanaya magaalada , kuwaas oo qaar ka mid ah ay caawa roondo k sameeyeen toga geeda qarsay halkaas oo ay kusoo qabteen dhalinyaro la sheegay inay dumarka ku dhibaan halkaasi xiliga habeenkii ah ..
Majiraan wax wara oo kasoo baxay maamulk gobolka ee dhinaca dowlad goboleedka puntland iyo dowlada dhexe toona oo ku saasan xaalada cakiran ee ka taagan laascaanood..
Wararkii hore ee Gobolka Sool hoos ka akhri
:Wararkii udanbeeyey degmada Taleex:

untland iyo Somaliland oo madafiic is waydaarsadaay:
:Ciidaamo beeleed iyo soo galay laascaanood:
:Garaad abshir salax iyo Puntland:
Contact Us:
Info@afnugaal.com