Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Breaking news: XAABSADE arrive with Puntland Army

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
SLEW_DEM
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1223
Joined: Mon Jul 30, 2007 11:34 am
Location: YA MUMS YARD YA UNDERSTAND

Breaking news: XAABSADE arrive with Puntland Army

Postby SLEW_DEM » Mon Oct 01, 2007 11:47 am

Ciidamo Puntland Oo Awood Dheeraada keensaday Gobolka Sool

(Laascaanood}1.10-7
War Deg Deg Ah::: Ciidamo aad u xoog badan oo ku gaashaaman baabuurta dagaalka ee tiknikada isla markaana ah kuwo si gaara u tababan ayaa haatan dul hoganaya jiida hore ee dagaalka....

Sida ay noo sheegeen masuuliyiin katirsan dowlad goboleedka puntland ciidamadan ayaa ah kuwo si gaara u toba baran isla markaana gaashaaman puntland-na ay ugu talo gashay inay sigaara u galaan dagaalka ayaa haatan buux dhaafiyay magaalada kuwaas oo isu diyaariyay dagaal aan soo jeesad lahayn.

walow ciidamada dowlad goboleedka puntland markii hore ey dhinac koone ah ka fadhiisteen magaalada ayaa hadana ay si dar darleh kusoo galeen casarkii kuwaas oo in badan eryayday ciidamadii duulaanka soo qaaday ee somaliland .

Ciidamada daraawiishtu waxay eryanayeen ilaa iyo buuraha xargaga walow markii danbe ay puntlandtu dibu gurasho sameeyeen taas oo ay saraakiisha puntland ay ku macneeyeen taatiko dagaal.

Caawa oo ay magaalada guux iyo buuq badan kajiraan meel kastana laga maqlayo dhawaaqa rasaasta ayaa hadana waxaa ay inta badan magaaladu ay tahay wada askar waxaana laguu sheegayaa in dagaalkan uu yahay kii lagu kala hadhayay.

war aan la xaqiijin ayaa sheegaya in wasiirkii hore ee arimaha gudaha iyo amniga puntland oo ah rug cadaa ku xeel dheer dagaalada isla markaana ahaa ninkii gobolka ka eryay daahir riyaale xiligii uu imanayay magaalada uu haatan isaga iyo ciidamo xoogan uu wato kusoo fooleeyay magaalada.

Axmed Cabdi xaabsade oo laba maalmood kahor Garoowe looga yeedhay si xilkiisii loogu soo celiyo ayaa la sheegayaa in caawa uu difaac adag ku jiro isla markana uu hogaaminayo ciidamo gaara oo tikniko huwan walow warkaasi uu san siweyn usoo shaac bixin.

Liibaan Jordan

LUTENANT_XAMZA
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 327
Joined: Tue Mar 13, 2007 10:12 am
Location: ROYAL -- Habar-AwaL - -Sacad-Muse 4 Life..

Re: Breaking news: XAABSADE arrive with Puntland Army

Postby LUTENANT_XAMZA » Mon Oct 01, 2007 11:52 am

Laughing hooyadaa siilkeedii

User avatar
halfoshalfom-614
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1218
Joined: Fri May 18, 2007 3:05 pm
Location: king of majeertenia.

Re: Breaking news: XAABSADE arrive with Puntland Army

Postby halfoshalfom-614 » Mon Oct 01, 2007 11:53 am

eedadaaa naasaha ka jaq Laughing

SLEW_DEM
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1223
Joined: Mon Jul 30, 2007 11:34 am
Location: YA MUMS YARD YA UNDERSTAND

Re: Breaking news: XAABSADE arrive with Puntland Army

Postby SLEW_DEM » Mon Oct 01, 2007 11:54 am

................
Last edited by SLEW_DEM on Mon Oct 01, 2007 4:04 pm, edited 1 time in total.

SLEW_DEM
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1223
Joined: Mon Jul 30, 2007 11:34 am
Location: YA MUMS YARD YA UNDERSTAND

Re: Breaking news: XAABSADE arrive with Puntland Army

Postby SLEW_DEM » Mon Oct 01, 2007 4:03 pm

[quote="halfoshalfom-614"]eedadaaa naasaha ka jaq Laughing[/quote]

Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

User avatar
XidigtaJSL
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2428
Joined: Wed Dec 24, 2003 7:00 pm
Location: Erigavo, Sanaag

Re: Breaking news: XAABSADE arrive with Puntland Army

Postby XidigtaJSL » Mon Oct 01, 2007 4:19 pm

Wararkii Ugu Danbeeyey:Ciidamada Jiida hore Ee Somaliland Oo Khasaare Dhimasho iyo Dhaawac Laxaad leh U Geystay Ciimada Maamulka Majeerteeniya.

--------------------------------------------------------------------------------



()
hadhwanaag 2007-10-01 (Hadhwanaagnews) Laascaanood (HWN):- Lix qof ayaa ku dhintay19 kale-na way kaga dhaawac meen Ciidanka Maamul Gobolkeedka majeerteeniya,kadib markii dagaal ku culus oo la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duduwan ku dhexmaray Ciidanka Somaliland Duleedka Waqooyi Galbeed ee Magaalada Laas-caanood.

Sida waxa shabaka wararka ee Hadhwanaag u xaqiijiyey dad ku sugan gudaha Magaalada.

Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Cabdilaahi Cali Ibraahim oo saxaafada u waramayey ayaa sheegay inay dagaalkaasi kaga dhaawacmeen Ciidanka Somaliland 3 askari,halka ay 6 askari maxaabiis ahaan kaga qabteen Ciidanka Maamul Goboleedka Majeerteeniya, isla markaana ay gawaadhi iyo rasaasba ay kaga qabteen.

Cabdilaahi Cali Ibraahim waxa uu sheegay inay Ciimadamada Maamul Goboleedka Majeerteeniya ay ka soo weerareen kuwa Somaliland laba jiho oo kala ah aaga Abeesaley oo 18KM waqooyi Galbeed ka xigta Magaalada Laas-caanood,laakin Ciimanka puntland ay dib u celiyeen isla markaana ay ka qabsadeen fadhiisinkii ay ka soo duuleen markii hore.

Wasiirka Wasaarada Gaashaandhiga Somaliland waxa farta ku fiiqay inay Ciidanka Somaliland ay goob Cusub ka sameysteen Kantaroolka Galbeed ee Magaalada iyo Meelo kale,Ciidamada Puntland-na ay wax yaaceen,halka ay qaar-na ku dhuunteen Xaafadaha Magaalada.

Si kastaba ha ahaatee,Waxa xidhmay dhamaanba Meheradihii Ganacsiga ee Magaalada Dagaalkaasi awgeed,waxaanu warku intaa ku daray inay gudaha magaalada ay dhacdhaceysay rasaas teel-teela, isla markaa Ciidan beeleedka taabacsan Somaliland ay la wareegeen qaar ka mida goobaha dawlada.

Dhinaca kale sida ay tibaaxayaan wararkii ugu danbeeyey ee naga soo gaadhay Magaalada laas-caanood ayaa sheegaya Ciidamada Puntland ee joogay Gudaha Magaalada Laas-caanood,marka laga reebay kuwa Gobolka Sool ay u huleeleen Galabta Magaalada Garoobe.

Mustafe Cabdi Maxamed [Mustafe-Janaale]
Reporter Hadhwanaagnews.com/Hargeysa
E-mail, janaale94@yahoo.com


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 71 guests