150 Dhulbahante Flee Xamar for Las Canood
Posted: Mon Oct 01, 2007 3:29 pm
Good riddance to them !
I am counting on my isbaaro cousins to rip them off through the many toll stations in Mudug.
Maleeshiyada Puntland ee Muqdisho ku sugan oo gurmad ahaan loogu diray Laascaanood
Maleeshiyo ku hubeysan 6 baabuur oo kuwa dagaalka ah, oo tiradooda lagu sheegay 150, kana mid ahaa maleeshiyooyinkii laga keenay Puntland, kuna sugnaa magaalada Muqdisho ayaa galabta u dhaqaaqay deegaanada Puntland, sida uu inoo xaqiijiyey mid ka mid ah saraakiisha dowladda federaalka oo ka gaabasaday in magaciisa la xuso, wuxuuna sarkaalkani sheegay in maleeshiyooyinkani ay caawinayaan maleeshiyooyinka Puntland ee laga soo saaray magaalada Laascaanood, si ay mar kale ay guluf colaadeed ugu qaadaan magaalada Laascaanood oo dagaal qaraar uu saaka aroortii ka qarxay, una dhexeeyey Somaliland & Puntland, ay gacan ku heynteeda la wareegeen ciidamo deegaanka ah oo taageersan maamulka Somaliland.
Maleeshiyooyinkan ka anbabaxay magaalada Muqdisho, ayaa lagu wadaa in maalinta berri ay gaaraan magaalada Garoowe, waxeyna wararka ka imaanaya Laascaanood sheegayaan in maleeshiyooyinka la wareegay magaalada Laascaanood ay gurmad xoogan oo isugu jira hub & sahay in ay ka heleen maamulka Puntland, ayna difaac adag ka galeen meel banaanka magaalada ah, soona xigta dhinaca Garoowe.