Page 1 of 2

SL releases names of 24 prisoners held at Burco

Posted: Tue Oct 02, 2007 2:10 am
by LAFO-LAFO

Re: SL releases names of 24 prisoners held at Burco

Posted: Tue Oct 02, 2007 3:05 am
by LAFO-LAFO
More pictures and final news coming up. Laughing Laughing

Re: SL releases names of 24 prisoners held at Burco

Posted: Tue Oct 02, 2007 4:25 am
by SLEW_DEM
LIARS Laughing Laughing Laughing Laughing

Maamulka Riyaalle oo Beenta dadkiisa ku maaweeliya oo sheegay inay Maxaabiis ku soo qabteen Dagaalkii looga xoog roonaaday ee Laascaanood



Oct 01, 2007 By:
Burco(Jidbaale.com) Maamulka Riyaale oo beenta dadkiisa ku maaweeliya ayaa sheegay inay Jeelalasha Burco ku hayaan Maxaabiis tiradoodu gaadhayso 16 ruux oo dagaalkii lagaga xoog roonaaday ay ku soo qabteen, Dadkan ayay ku sheegeen inay ka soo jeedaan Degaanadda SSC.


Maleeyshiyadda Riyaalle oo inta badan dadkooda ku maaweeliya inay yihiin dowlad, ama u durbaan tuntaan waxaysan ahayn ayaa baryahan dambe waday abaabul ay doonayaan inay ku qaadaan degaanadda SSC,

Sida warbaahinta Aduunku sheegtay dagaalkii ka dhacay Duleedka Adhi-cadeeya ayaa lagu jabiyay ciidamadda duulaanka soo qaaday, waxaana laga gubay ugu yaraan 3 baabuur oo kuwa dagaalka ah, waxaana laga dilay 10 Askari, halka dhaawacoodana la sheegay in lagu daaweynayo Burco.

Maraan la xidhiidhnay Magaaladda Burco oo ah goobta ay duulaanka ka soo qaadeen ayay dadka dhalashadoodu tahay SSC noo xaqiijiyeen in Beelaha Dirta Waqooyi wadaan kutiri-kuteen iyo been ay doonayaan inay dadkooda ku moralkooda ku dajiyaan si ay indhahooda uga la liyaan jabka dagaalkii laascaanood ka soo gaadhay iyo khasaaraha fooxa xun ee la gaadhsiiyay, waxaayna sheegeen inay Jeelasha Burco ku hayaan dadka maxaabiis ah oo dagaalka laga soo qabtay, taasoo ay hadalka u dhigayaan ama iyagu guusha isa siinayaan.

Nin laga adkaaday Maxaabiis ma qabsan karaa, taas waxaynu u dhaafaynaa dadka siyaasadda rog roga, balse runtu waxay tahay in hadiiba ay jiraan dadkaasi ay dhici karto inay dad aan waxba galabsan ka qabqabsadaan suuqyadda Burco dhexdeeda si ay warbaahintooda ugu bandhigaan sawiradooda dadkoodana moralka ugu dhisaan, si ay u wadaan dagaalka.

Marka laysku soo wada duubo, waxaa jira Abaabul xoog badan iyo ciidamo tiro badan oo kala imaanaya dhamaan goboladda Dalka lana doonayo in saacadaha soo socda duulaan cirka iyo dhulka lagu qaado maleyshiyadda ka soo duushay Hargeysa ee habowsan, ee dowladnimadda sheeganaya.

.

Jidbaale Desk News

Re: SL releases names of 24 prisoners held at Burco

Posted: Tue Oct 02, 2007 4:43 am
by LAFO-LAFO
SLEW_DEM

Inaabti, bal akhri puntlandpost news.

http://www.puntlandpost.com/newspage.ph ... leid=10981

Re: SL releases names of 24 prisoners held at Burco

Posted: Tue Oct 02, 2007 4:50 am
by Mr.Wise
Dhabayaco adkeysta adeer, you been over Run my mighty SL army and this is the proov you need
http://gabiley.net/ Sawradii maxaabiista Dhabayaco

Re: SL releases names of 24 prisoners held at Burco

Posted: Tue Oct 02, 2007 4:53 am
by Midhisho
Somaliland Defence Forces in control of Las Anod.

Las Anod(QRN)-The Somaliland Defence Forces have taken control of Las Anod, the provincial capital of Sool region. The Commander of the Somaliland Defence Forces Colonel Ibrahim Aideed Ahmed verified the news whilst being interviewed on the BBC Somali Service. This news has also been reported several news outlets in the region.

Speaking to the BBC Somali Service, Colonel. Ibrahim stated the remnants of the Puntland militia have abandoned their positions in and around Laas Canood. Several independent sources have confirmed the main body of the Puntland troops along with several civilian officials have returned to Garoowe, the seat of the Puntland administration.

Col.Ibrahim has also confirmed that the only forces currently in control of Las Anod are from the Somaliland Defence Forces. Col.Ibrahim described the situation as calm and emphasised that his troops, with the support of the people of Las Anod, strife to keep the area safe and secure.

Colonel Ibrahim also spoke, at length, on the situation in Abeeslay, a locale ten kilometres west of Las Anod. It has been confirmed that the Puntland troops had suffered severe setback in the clashes with the Somaliland Defence Forces. Col.Ibrahim was able to confirm that several officers from the

Puntland militia, including the commanding officers have been taken to Burco for treatment and for custodial processing.

www.qaran.com

--------------------------------------------------------------------


It's over Its over guys

Alhamdullilah

Re: SL releases names of 24 prisoners held at Burco

Posted: Tue Oct 02, 2007 4:56 am
by LAFO-LAFO
Damn, qaarbaa caruura ah


http://gabiley.net/

Re: SL releases names of 24 prisoners held at Burco

Posted: Tue Oct 02, 2007 5:00 am
by Mr.Wise
[quote="LAFO-LAFO"]Damn, qaarbaa caruura ah


http://gabiley.net/[/quote]

that prooves how desparate this Dhabayaco Regime is..Sending CAruur to dagaal

Re: SL releases names of 24 prisoners held at Burco

Posted: Tue Oct 02, 2007 5:05 am
by LAFO-LAFO
Mr.Wise

Inaadeer Qaara waa odayaal raqayo ah. Confused Dhabankiyo gacmuhu maysku kay dhegeen! Shocked

Re: SL releases names of 24 prisoners held at Burco

Posted: Tue Oct 02, 2007 6:39 am
by LAFO-LAFO
Enjoy the video over the latest war

Ciidanka Qaranka oo xoog kula wareegay gebi ahaanba magaalada Laascaanood


http://www.sdwo.com/

Re: SL releases names of 24 prisoners held at Burco

Posted: Tue Oct 02, 2007 1:23 pm
by LiQaaye_TDH
wtf Laughing Laughing Laughing Laughing

Re: SL releases names of 24 prisoners held at Burco

Posted: Tue Oct 02, 2007 1:25 pm
by Unclebin-
Ironically they show a bunch of people in No Uniforms and use the number 24.....

the SAME NUMBER OF IDOOR CAPTURED BY PUNTLAND LAST TIME Laughing Laughing

Psychological warfare Laughing

Re: SL releases names of 24 prisoners held at Burco

Posted: Tue Oct 02, 2007 1:28 pm
by Luq_Ganane
Laughing Laughing ,

Walee Ciyaalka Issaqa wey dhabaldegayaan cawada. Laughing

Re: SL releases names of 24 prisoners held at Burco

Posted: Tue Oct 02, 2007 1:39 pm
by LiQaaye_TDH
Dabaaldego is not only Caawa beryahan ba wuu socady Laughing Laughing

Horta I wonder did the Buqsland capture any? Laughing

Re: SL releases names of 24 prisoners held at Burco

Posted: Tue Oct 02, 2007 1:42 pm
by Unclebin-
Because Puntland wasn't involved. A few local militia fighting is not serious....

Remember when Puntland fights they captured.


24 iidoor
and you could only manage half... Laughing

You guys are like Naago... Half the inheritance Laughing

These pictures are bull crap Laughing