Page 1 of 1

which administartion really controls laascanood

Posted: Tue Oct 02, 2007 3:42 pm
by DR-YALAXOOW
SOMALILAND
PUNTILAND
NO ONE


OR GENERAL MUUSE SUDI

Re: which administartion really controls laascanood

Posted: Tue Oct 02, 2007 3:46 pm
by The_Emperior5
Werent u the guy who used to say isaaq ma tagii karaan

boohoodle Laughing Laughing

Re: which administartion really controls laascanood

Posted: Tue Oct 02, 2007 3:51 pm
by DawladSade
Isla yaab wax lays waydiiyo maha waxaan

Dhullo vs. Dhullo

Xaabsade baa xanaaqay made ciidan, try to fight cadde to get his position got his poitision, everything is caadi

isaaq were never even near lascaanood

Re: which administartion really controls laascanood

Posted: Tue Oct 02, 2007 4:00 pm
by DR-YALAXOOW
The_Emperior5

waryaa BUUHOODLE is still under bunaaniland control. last week ayey aheeyd baabuur taarikada somaliland leh ay ku bililiqeeysteen buuhoodle.


laakiiin suaasha maaha buuhoodle yaa maamula?
qof kasto waa og tahay buuhoodle waxaa maamula bunaaniland.


laakiin suaasha waa LAASCANOOD yaa maamula hadda.

BBC labada dhinac waxay shEEgteen inay iyaga maamulaan
wasiirka gaashaandhiga somaliland said anagaa maamulka.

wasiirka warfaafinta bunaaniland wuxuu yiri anagaa maamulna.

radio hornafrik wuxuu yiri labada maamul labadooduba ma maamulaan , dhulbahante ayaa isku heeysta.


marka suaashu waa yaaa meesha maamula paltalk ayaan galey qololka isaaqa, kuligood waa mirqaasan yiihiin heeeso ,mashxarado ayey ka bixi waayeen. farxad awgeed.

dhibaatada whole isaaqs waxay u maleeyaan AQOONSIGOODA inuu ku xirnaa laascanood.

The_Emperior5 once again yaaa MAAMULA LAASCANOOD??

Re: which administartion really controls laascanood

Posted: Tue Oct 02, 2007 4:03 pm
by Luq_Ganane
Musse Suudi weli Karan iyo Medina kama bixin, maxaa Lascanood gayay. Shocked Laughing

Re: which administartion really controls laascanood

Posted: Tue Oct 02, 2007 4:06 pm
by DR-YALAXOOW
BERRITO bbc DHAGEYSO alxaaji muuse helicopter ayuu LAASCANOOD caawa ku tagey.

waana la soo dhaweeyey.

Re: which administartion really controls laascanood

Posted: Tue Oct 02, 2007 4:12 pm
by The_Emperior5
somalinet horta ka hawiye eeh ugu caqliga xun baa soo galla

yaa mamuulah kulaha boohoodle lascanood ayuu ciidankii somaliland suggayn

adna togdheer bohoodle baad ka hadlaysa Laughing

Re: which administartion really controls laascanood

Posted: Tue Oct 02, 2007 4:22 pm
by DR-YALAXOOW
waryaa BUUHOODLE bunaaniland ayaa maamusha . waaa tiii last week ragg OGAADEEN ah inay qabteen ETHIOPIA u dhiibeen, ka dib markii uu CADE MUUSE amar ku bixiyey in ethiopia lagu wareejiyo,, oo ay CIIDAN xoogan ethiopian yimaadeen halkaa nimankii iyo baabuurtoodii la tageen.

amarka nimankaas iyo baabuurtoodana loogu wareejiyey waxaa lahaa CADE BANTU MUUSE OF BUNAANILAND.

MARKA ISAAQLAND sxb wax maamul ah kuma laha buuhoodle.

The_Emperior5

magaalooyinka aadan maamulin aan kuu soo tirinaa oo ka tirsan former british-somaliland


LAASQOREY=UNDER BUNAANILAND
BADHAN=UNDER BUNAANILAND
DHAHAR=AFTER YOU RUN AWAY ITS STILL UNDER BUNAANILAND
TALEEX=UNDER BUNAANILAND
intaa WAA sanaag

togdheer

buuhoodle= under bunaaniland


SOOOL= LAASCANOOD= UNDER no mans land