Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Eritrean troops fighting alonside Sl troops acording to bunt

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Eritrean troops fighting alonside Sl troops acording to bunt

Postby The_Emperior5 » Wed Oct 10, 2007 4:02 pm

Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing


alla nimanku maxay is ceebeyeen
ummada uu dhan darood bay moodeen uu tigray uu yeedhayaa Laughing


bal ila qosla uu maqaaalka akhiriya Laughing

Lix Sarakaal oo Eritrean ah oo Soo Gaadhey Goobaha ay Ku Sugan Yihiin Maleeshiyaadka Daahir Riyaale


Oct 10, 2007 By:Xigasho Xargaga.com

Wararka naga soo gaaraya jiida hore ee Degaanka ay isku hor fadhiyaan Maleeshiyada Daahir Riyaale iyo Ciidamada Daraawiishta ee Maamulka Puntland,ayaa sheegaya in halkaasi lagu arkay Saraakiil Ka Socota Dawlada Eritrea Saraakiishan ayaa Kormer iyo indha indhayn ku soo galay Jiida ay fadhiyaan.


Wararka naga soo gaaraya jiida hore ee Degaanka ay isku hor fadhiyaan Maleeshiyada Daahir Riyaale iyo Ciidamada Daraawiishta ee Maamulka Puntland,ayaa sheegaya in halkaasi lagu arkay Saraakiil Ka Socota Dawlada Eritrea Saraakiishan ayaa Kormer iyo indha indhayn ku soo galay Jiida ay Ciidamadaasi isku hor Fadhiyaan,saraakiishan ayaa la sheegayaa in ay ka soo kicitimeen Tuulada Beer oo ay ku taalo xero Tababarada lagu siiyo Maleeshiyaad gaar ah oo ay leeyhiin Ururka Dib u Xoraynta iyo Dib u soo celinta Jamhuuriyada Soomaaliya.

Ilo xog ogaal ah oo ku sugan degaanka Yagoori ayaa u waramay Shabakada Xargaga Online ayaa sheegay in ay indhahooda Ku arkeen saraakiisha Eritrea ee kormeerka ku yimid Jiida ay ku sugan yihiin Maleeshiyaadka Daahir Riyaale saraakiishan ayaa tiro ahaan lagu sheega lix,kuwaasi oo wata tuutaha dalka Eritrea isla markaasina wax cabsi ah qabin wateyna baabuur Nooca qafilan ah ee loo yaqaano landcuruser.

Saraakiishan ayaa la sheegay in ay riboot ka qaateen Hor joogayaasha maleeshiyaadka Daahir Riyaale,lama Garanayo mudada ay joogi doonaan jiida hore saraakiishani,waxaase la sheegayaa in ay sahan u yihiin Ciidamo Eritrean ah oo la sheegay in lagu Soo biirin doono Maleeshiyaadka Daahir Riyaale eek u sugan Gudaha Gobolka Sool..

Waxaa jira iyana warar kale oo sheegaya in ay Magaalada hargeysa ku sugan yihiin Mas'uuliin ka tirsan Ururka Mucaaridka ah ee Dhowaan Looga Dhawaaqay magaalada asmara ee xarunta dalka Eritrea ragan oo aan magacooda la shaacin ayaa la Sheegayaa in ay kulamo la qaateen Daahir Riyaale,Wasiirkiisa Gaashaandhiga iyo Kan arimaha Dibeda.

Daahir Riyaale ayaa la sheegay in uu diiday Casuumad uga timid dhinaca Ethiopia isaga oo ka cudur Daartay tegitaanka Magaalada Addis-Ababa maadaama ay kulamo la lahaayeen Mas'uuliin ka tirsan Ururka Mucaaridka ee Dhowaan looga Dhawaaqay magaalada Asmara.

Warar hoose oo aanu ka helay ilo lagu kalsoon yahay oo ku sugan magaalada hargeysa ayaa sheegay in Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geele sameeyey isku xidhka Mas'uuliinta Ururka Mucaaridka ah ee Dhowaan Looga dhawaaqay Asmara iyo Xukuumada Daahir Riyaale,ka dib markuu Daahir Riyaale iyo Ismaaciil Cumar Geele Dhex Maray xiriir dhinaca Telephonka Mr.Geele ayaa Riyaale u soo ban dhigay Barnaamij Suurta gelinaya gooni isu taagan Soomaliland.

Arintan ayaa la sheegayaa in Maamulayaasha hargeysa u arkeen in ay tahay fursad qaali ah oo aan dib loo arki doonin,tanina Waxay daah furtay in tuulada Beer laga siiyo Ururka Mucaaridka Xero ay ku tababartaan Maleeshiyaadka ay doonayaan in ay Dagaalka kula galaan Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya.

xigashi-xargaga.com

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: nnjrewzas112 and 65 guests