Xiriirka caafimaadka somaliyeed wuxuu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa marxuumka Dr. C/laahi Cali Xalane Cigaal oo khamiistii koox dabley ahi ku dishay magaalada muqdisho.
Ehelkiisa iyo qaraabadiisane sabar iyo iimaan allaha ka siiyo, isagane janadiisa allaha ka waraabiyo.
amin
www.somalidoc.com





