Somalia=Muqdisho
Posted: Sun Oct 14, 2007 5:31 pm
Walle qofkii dhahay Somalia waa Muqdisho run buu sheegay.
Haddii aad fiirisid xaalada Somalia...waxaa haboon inaad fiirisid xaalada Xamar ileen Xamar wacey ku tuseesaa Somalia oo dhan waxa ka dhacayo.
Tusaale ahaan.
Since 1991,
-Somalia dagaal sokeeye baa ka dhacay..........Xamar waa magaalada 16 sano dagaal ka dhacay
-Somalia waa dal burburay markii dowlada dhexe dhacday....Xamar hadaad fiirisid burburka waad arki kartaa.
-Somalia waa dal oo 16 sano dowlad la'aan ahaa oona noloshii sii caadi ah u socodaa....Xamar waad ka arki kartaa
-Somalia waxaa 91kii ka bacdii ka soo ifbaxay business....Xamar baa businesska ugu weyn
-Somalia waxaa 91kii ka bacdii ka soo ifbaxay iskaa wax u qabso, dadka waxey dhisteen dugsiyo, isbitaalo, guryo etc................Xamar waad ka argi kartaa
Fiirso hadda Xamar in pictures....city of pararells