Hohay dunidaneey kala haatiyay===========Oh! A world that flings apart!
Naftu waxay u hibatoo ay haaban ========So much reminisce a mortal.
weydoo ku hanqaara badanaa.===========So deeply, afflict yet unreachable.
Laba aan is hurinoo===================Two inseparable souls
haddana aan is haynoo=================that cannot concur.
Intuu caashaq wada helay =============Desire smitten couple
Hayaan kala fogaadoo =================traverse thusly apart.
Kala heeray waayuhu==================Rent asunder by circumstance.
mid waliba halkisuu====================Each forlorn -------
la jiifaa haraadkee=====================languish athirst--------
Halkaad ku nigadahay==================In your realm
Maxaad caawa haysaa?================How do you fare tonight?
Hawada caafimaadkaaga ==============The breeze of your zest
Iyo heerka noloshaada? ==============Your zeal, soundness and
Hayntaada jeebkiyo sidee ==============The bounty you attain?
Hawshu kugu tahayee? ==============Are you overwrought?
Hibashad xusuusta Hurdo ==============In longing and retrospection
kaama seexdee, wadnaha i==============Sleepless I spur. My heart
habayee, kaaguna ma heema?===========Spews, does yours spurt?
Haasawaheenii ma u soo helowdaa? =======Do you covet our interchange?
Habeenkii kulkay tahay ma la ikaa horkeena? ==At night, does my apparition arise?
Haaaaaa hareertaada gogosha, hiiiiiii ma kua===Haaa in bed beside you, do you
Haabataa gacan? Huuuuu sida geel haleela====Reach with your arm? Eeeeh! Like an
Hiii hoose miyaad ka reentaa?=============Impassioned camel, do you groan -- gravely?
Hamuumta iyo xiisaha ma is hasanweydaa?=====Does want overwhelm you?
Sia hobol caan baxay kalidaa ma heestaa?=====Like famous soloist, do you croon alone?
Habalyada salaantiyo ma heshaa waraaqaha? ===Do you receive greetings ‘N letters?
…………. ….
Hudhud ama ku lumiyoo heedhe la isku keen diray. ==What ‘f you be adrift, avouch gossipmongers
Amad halacsataayoo ku hawiratay meel kale. ====What ‘f you flirt ‘N nestle with another
Caashaqii horeeyiyoo keenii halmaantaa.=======Discard, and disregard ‘R love,
Haatufkiyo dabaylaha war la hubo ==========Do send me your pledge
U soo dhiib, kaygana mar iga hoo. ==========By phone or wind and hear mine
Hoobee laba shub weeyaanee. Hobee hobeey====The profusion of my emotions
Heedhe ma I maqlaysaayee? Hayey hayey!======Do you hear me? O! Yea! O! Yea!
Hindisuhu siduu qabo ===========As future plans may have
Hadmaad Iman (ahhhh) bal ii sheeg.==========Do tell me when are you are coming.
Hor Alle waan ku sugayaa. =================By God, I anticipate in earnest.