Sir,
Trust me walaal, fili maayo inuu golaha ku jiro ruux Somaali kaaga aqoon badani, haddii uu ku jirana waa laba ama saddex.
May ahayn inay Somaliyi qabiil isu disho ama isu kala xigsato...Haddii uu faa'ido leeyahay Somalia ayaan ka aragnaa halka uu dhigey.
Marka aan sidaada aad sheegatay kugu raaco ee ah, inaad Geagraphical wax ka eegtey. Ma waxaadan ogeyn inay Dhulbahante deegaan deris ah la leeyihiin labada qolaba..Isaaqa iyo Majeerteenka? Waa sababta keentay in la arko Dhulbahante isu arka inuu more Somalilander yahay iyo midkale oo isu arka inuu more Puntlander yahay....very simple...
Waxa kale oo aad walaal arki la'dahay inayna ahayn Isaaq iyo Dhulbahante laba qabiil oo siman...
Ta ugu weyn ee meesha taal waxaa weeye, kala goynta dalka... Dhulos at least most of them want to be part of Somaliweyn and no one has the right to force them otherwise....
BTW su'aasha aad weydiisey Advo ee ah miyeyna Dhulbahante Xaq u lahayn inay raacaan qoladii ay doonaan.... jawaabteedu waxaa weeye Haa... sidaa darteed ayey doorteen inay ka mid noqdaan...Punland aka Somaliweyn...
Ogowna haddii ayna Habarjeclo u arkin Habar awal ousider, Dhulosna u arki maayo Majeerteen outsider..
