Sir,
This was my exact words, quote " Trust me walaal, fili maayo inuu golaha ku jiro ruux Somaali kaaga aqoon badani, haddii uu ku jirana waa laba ama saddex.
There was no mention of either qabiil or qabiil hoosaad! Unless aadan u aqoon aqoonta Somaalida inay tahay uun qabiil hoosaadka. And still I believe inaad u dhuun daloosho Somaalida iyo aarimaheeda.. I may be wrong.
Ina Baxar,
Walaal, hadalka aan sheegey waa run. Dhulos deegaankiisa Ilaahay wuxuu ka dhigey mid u dhexeysa deegaanka Hartiga iyo Isaaqa....Haddii ay Dhulos rabaan inay ka mid noqdaan qolo Leh Somaali ma nihin oo waan ka go'ney Somalidii kale ama ay ku adkeystaan inay ka mid ahaadaan qolyahan leh maamul baanu samaysanaynaa inta Somaalyi heshiineyso waa mid iyaga u taal... Maaha walaal, mid cidina ku sanduleyn karto...