Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Cade Muuse using his Oromo mercanaries as an evidence

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Somali2003
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1729
Joined: Sun Oct 26, 2003 7:00 pm
Location: GaadhHaye, Royal Army of Sultan M.
Contact:

Cade Muuse using his Oromo mercanaries as an evidence

Postby Somali2003 » Wed Oct 17, 2007 8:24 pm

of the foreign troops he was telling the media. The brother here after investigating the issues and gathering enough information has come to this conclusion that Puntland and Somaliland are barganing on their resources without the consent of Dhullos. The brother also mentions in bold terms the inconsistent pattern of Adde's speech in reference to the foreign troops he talked about aiding the militia of Dhullos +Isaqland troops. He said "these Oromo mercanaries Adde want to show the media as an evidence are those he used against Maakhirland." Laughing


--------------------

http://www.afnugaal.com/warka.php?num=4011
Maxaa Madaxda Puntland Hadalka Kaga Dhacay
Warkii 17-Oct-2007 iyo Qormadii: hawo diirye
Asalaama calyekum walalaha Afnugaal bacda salaan waxaan jecley stey inaan wax kayara qoro hadalkii cade muuse ka jeediyey dagaaladii ka dhacay laascaanood shalay


Waxaan ka yaabay markii uu yiri waxaa dagaalamaayey dad ajinabiya oo waxaan haynaa sawiradooda iyo document koodiina waa haynaa, ayadoon caad lagu qarin karin dagaalkii meeshaa ka dhacay oo lawada ogyahay in laba beelood oo walaalaha oo tol hoose ah balase fikirada ku kala qeybsan inuu doc kale u leexsho damcay soow wax laga yaaba maaha, waxaa taa ka daran wuxuu yiri xoogaa lacag la soo siiyey ayaa dagaalamay, mar wuxuu yiri dadkii gobolka baa dagalamaya ilaa hada aniga waan ugu mahad celinayaa, halkaa waxaa kaaga cadaaneysa inuu hadalkii cade isburinaayo, waxaa kale oo uu cadaneysa inuu ka shaqeynayo in beesha dhulbahante laba ukala jabaan sidii ay weligoodba qorsheyn jireen waayo mar hadii uu leeyahay war dhagaxaanta tuur tuura Taayarada guba magaaladii jejebiya waxa uu uga dan leeyahay maxay tahay waa degaanku ha burburo dadku ha isku dhamaadaan dabadeetana Shoodaalkii uu heshiiska la soo galay si sahala kula soo bax markaad dakiii lahaa isku dhameeyo taana insha allah dhici meyso.


Cadow dhulka aad ku goodineyso dad dhulbahante layiraahdo baa leh kheyraadka ku jira iyo hubka yaalaba dowlad soomaliyeed baa lala sugayaa barlamaan ansixiyaa lala sugayaa ee maaha xoolo meel cidla ah laga qaadan karo taana waxaa diiday ragii degaam u dhashay hamoodin inta aad dhegta wax ugu sheegtey oo qura iney dhulka ku siin karaa waad lonsan tahay bal dib u jaleec degaanka aad sheeganeyso taariikhada dib u milicso maaha ciid ninkii doonaaba uu iska qodan karo, maaha meel baroonada inta la soo qaato mar walba la soo weeraro hadii shalay ay ahayd maanta rag u adkeysan waayey oo ka dhii dhiyey oo ka gadoodey wixii lagu hayey ayaa u soo kacay baltaa xisaabta ku darso ha iska dhi dhicin,

Waxaa tiri waa dad diidan federaalka ma diidana ee waxay diidan yihiin boobka beel iyaga la mida ay doonayaan iney boobaan maxaanu diidnaa dowlad baanu la sugeynaa adna geedi baad ugu goodineysaa soo dhulka anigu malihi alla maxaad been isu sheegtey,, markii la diidayna waxaad mar marsiiyo ka dhigatey ciidamio shisheeye ah baa nala dirirey taas ceebtiina maahee waa cadadiina, isku soo wada duuboo dadkii dalka lahaa baa u tashadey diidey in la dhoco dhacniin intii hore ha kaa ahaado allana denbi dhaaf weydiiso saa canshuur dadkii lahaa ka qatan yihiin baad reer puntland siisaa sow xaaraan maaha insku soo wada duuboo waxaan ku leeyahay wax tuute hawgasha dhul aadan lahayn inaad maatadiisa ka dhameysee waxaan ku leeyahay HAKA DHICIN SALAAMADA QAAR LAGU SIGTAA JIRa

Ajanebiga aad sheegtey waxaanu ka soo qaadeynaa tii berigii C/llahi Yuusuf ee Shinbiraale sawirada aad tiri waanu haynaana waaxxaan ka soo qaadeynaa kuwii intaad inama yar yar oo tahriib ah inta jeelka lagu xidhay layiri dhaha argagixisaan nahay hadii aad tiraahdaan waanu idin sii deyn doonaa marka tahriibayaasha iyo oromada boosaas jooga tuute u soo xidh oo ku khasab iney yihiin maxaabiis ajaanib ah oo ka dagaalamay laaskacaanaha umaleyn maayo in cidi kaa dhegysan meyso waa dhamaatey wakhtigii beenta laga iibin jirey dunida waa la ogaadey in beentii maatada lagu gumaadayey ay dhamaatey markii hore argagixiseey ahayd hada waa Casmara sheeko baraleey iska hadloo Ina Muuse intaa ayaan kaga hadhay qoraalkeygii madoonayo inaan wakhti ku lumiyo waxaan caalamka ka gadmeyn ee bal is waanso oo hadalka ka fiirso.

waxan kaga baxayaa sawiradan tiiranyada leh

User avatar
Wareer
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1182
Joined: Sat Mar 29, 2003 7:00 pm
Location: MaakhirLAND-Wareer chilling with a Nubian girl

Re: Cade Muuse using his Oromo mercanaries as an evidence

Postby Wareer » Wed Oct 17, 2007 10:32 pm

somali, how hard it is to bridge the cavity of two big divide? Faarax Garad and Somiland want to destroy Puntland and Mohamoud garaad. In contrast, Mohamoud gAraaad and Puntland want to destroy the other side. We gonna have bad civil war in the north, the outcome of which would be a fait accompli for them..

User avatar
Somali2003
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1729
Joined: Sun Oct 26, 2003 7:00 pm
Location: GaadhHaye, Royal Army of Sultan M.
Contact:

Re: Cade Muuse using his Oromo mercanaries as an evidence

Postby Somali2003 » Thu Oct 18, 2007 12:53 am

[quote="Wareer"]somali, how hard it is to bridge the cavity of two big divide? Faarax Garad and Somiland want to destroy Puntland and Mohamoud garaad. In contrast, Mohamoud gAraaad and Puntland want to destroy the other side. We gonna have bad civil war in the north, the outcome of which would be a fait accompli for them..[/quote]


That is what i have been warning against.

User avatar
Somali2003
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1729
Joined: Sun Oct 26, 2003 7:00 pm
Location: GaadhHaye, Royal Army of Sultan M.
Contact:

Re: Cade Muuse using his Oromo mercanaries as an evidence

Postby Somali2003 » Thu Oct 18, 2007 12:59 am

Oromo mercanaries used by Cade Gaaboow Madoobe


http://www.dhahar.com/article.php?articleid=2362


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 34 guests