, Xoogsade horta anigu Ayaan Hirsi gabadh darood ah baan u arkaa , wax alle waxaan habalaha daroodka isku diidno na ma ogi anigu .
Now coming back to the issue at hand, Zulaika wayku gar joogta , it's annoying !!
The only thing that I can control with certainty are my thoughts , fikradeyda na had iyo jeer waan dhiibanaya , regardless of what others might say !!
Haddaba , Ayaan hirsi adiga laga waraysan maayo, ee ciidankan yaree aad wadato miyaad asluub u yeelaysa mise waan ka dhex baxa.?
Maanta Dawladsade sidii wax uu "pimp" noqday bu habliihi sharafta laha kala iib gaynaya oo " heblaayo odaygaasa dhalay , tanna odaygaa kala u adeer ah" inala dhex socda
Waxba Ina Baxar ha ku wareerinee, nidaam u kala yeel Garbaharey-crewda !!