Page 1 of 3
Cajiib WALLAHI, BOOSAASO OO ISU ROGTAY GOOB DAGAAL
Posted: Thu Oct 18, 2007 1:38 pm
by Somaliweyn Commando

this is just dumb
-------------------------------------
WAR DEG DEG AH, BOOSAASO OO ISU ROGTAY GOOB DAGAAL, DAGAALANO KA SOCDEAAN
Dagaalo qadhaadh ayaa laga soo sheegayaa magaalda Boosaase ee maamul goboleedka Puntland, dagaaladaasi oo aan ilaa hada cadayn waxa ay salka ku hayaan ayaa hadana wararka qaarkood sheegayaan in ay u dhaxeeyaan maamulka Puntland gudihiisa oo gadoodsan.
Dhanka kalena wararka ilaa ahda ka soo baxaaya maamulka Cade Muse ayaa ku sharxaaya in ay dagaaldaasi ku lug leeyihiin oo ay wadaan tagerayaashii maxaakiimta islaamiga ee lagaga adkaaday dagaaladii koonfurta Somalia.
Sidoo kale Cade Muuse ayaa ka tagay magaalda Garoowe oo dib u gurasho ku sameeyay xaga magaalada Galkacayo, kadib markii ay wararkan iyo dhibaatooyin xoogan kaga yimaadeen xaga maamulka ciidanka ee Garoowe oo ayaamihii ina soo dhaafayba ay arintoodu ka taag taagnayd, lama garnaayo in uu Cade Muse xagaasi ka dhigan doono mdaxtooyadiisa inta ay colaadahani socdaan iyo in kale, lakiin wararku waxa y sheegayaan in uu xagaasi u doontay hub iyo ciidan uu soo hogaamiyo oo marka hore ku xasiliyo magaalda Boosaaso.
Re: Cajiib WALLAHI, BOOSAASO OO ISU ROGTAY GOOB DAGAAL
Posted: Thu Oct 18, 2007 1:39 pm
by Luq_Ganane
Niyaho noo jilci please. I don't feel like reading af somali.
Re: Cajiib WALLAHI, BOOSAASO OO ISU ROGTAY GOOB DAGAAL
Posted: Thu Oct 18, 2007 1:39 pm
by Sangub
IN ENGLISH: Dhaboyaco generals killing other dhaboyaco.
Re: Cajiib WALLAHI, BOOSAASO OO ISU ROGTAY GOOB DAGAAL
Posted: Thu Oct 18, 2007 1:41 pm
by Ina Baxar
Allah ha sahlo, amiin!!
Re: Cajiib WALLAHI, BOOSAASO OO ISU ROGTAY GOOB DAGAAL
Posted: Thu Oct 18, 2007 1:43 pm
by DawladSade
If this shit happened in the south, no one would be obsessed with. It's just couple qaswadayaal in one house vs. the police and the police have zeroed in on the house, where would the qaswadayaal go?
Move on ppl!!
Re: Cajiib WALLAHI, BOOSAASO OO ISU ROGTAY GOOB DAGAAL
Posted: Thu Oct 18, 2007 1:44 pm
by kambuli
Allow Yaa Yidhaahda Nabadda haysta... They don't know what they are losing walee...

Re: Cajiib WALLAHI, BOOSAASO OO ISU ROGTAY GOOB DAGAAL
Posted: Thu Oct 18, 2007 1:47 pm
by Sangub
War Maxaa iga fagatey? Isn't it dhaboyaco killing dhaboyaco? What am I missing?
Re: Cajiib WALLAHI, BOOSAASO OO ISU ROGTAY GOOB DAGAAL
Posted: Thu Oct 18, 2007 1:55 pm
by Niya
Cajiib, how people like to take a microscope and sensationalize any incident that happens in Puntland!
Re: Cajiib WALLAHI, BOOSAASO OO ISU ROGTAY GOOB DAGAAL
Posted: Thu Oct 18, 2007 1:59 pm
by Ina Baxar

, dee sidey u dhacday arrintu inoo sheega .
Mise 2 maalmoo kalaan idinka war sugnaa??!!
Re: Cajiib WALLAHI, BOOSAASO OO ISU ROGTAY GOOB DAGAAL
Posted: Thu Oct 18, 2007 2:23 pm
by Somali2003
It is Warsangeli Vs. Puntland in Bosaso. Cade Muuse as usual suspects Warsangeli of undermining his adminstration, therefore he resorts to shelling of houses in Laanta Hawada section, one of the Warsangel residential places of Bosaso.
---------------------
Xogta dhabta ah eed Dagaalka Boosaso ka dhacay maanta
Dagaalka maanta ka dhacay magaalada Boosaaso ee xarutna goboka Bari ayaa waxa uu salka ku hayaa ka dib markii dhawaan ciidamada booliska Puntlanad ay qafaasheen dhalinyaro ganacsato ah oo uu dhashay degmada Dhahareed oo ay ku eedeeyen in ay teegeero dhaqaalo ku bixiyeen dagaakii Majiyahan. Sida ay noo sheegeen odoyaal iyo waxgarad reer Boosaasood ah waxaa maalmahan socday dedaal la isku dayayaye in dhacdadan lagu dhameeye si nabadgelyo ah iyo wadahal ah , haseyeeshee arintaa ayaa waxaa ka dhega adeygay maamulka Puntland oo iyagu ku adkaystey in dhalinyaradini yihiin argigixiso isla markaana loo gudbind doona dowlada Ethopia.
Ciidamada sheeganay boolisk Puntland ayaa maanta gelinki danbe soo weeraray guri nin dhalinyaro oo magaciisa naloogu sheegey Yusuf.
Sida dad goob joogayaal noo sheegeen waxaa guriga soo weeray ciidamo ay Cade Muuse isku hayb yihiin oo markaa ku qaraabanay magaca ciidanka booliska Puntland, warka waxa uu intaa ku daryaaa in milashiyada Cade ay Jiib iyo madaafiic culus la dhaceen guriga ka dib markii ay iska caabin weyn iyo khasaaro badan kala kulmiin dhalanyaro markaa ku sugnaa guriga ay maleeshiyda Cade soo weerartay.
Dagaalkii oo weli socda awgeed, ilaa hada ma cade khasaaraha dhabta ah ee uu sababay dagaalkani.
Dhanaca kalene Kornayl Mohamed Cali oo tirsan ciidamda daraawiishta ee Maakhir land oo la soo xiriiray warbaahinta dhahar ayaa noo sheegey in ciidamo ay diyaariyeen iin ay u diraan gobolka Sool oo ku sugnaa magaalada Dhahar ay hada u soo weeciyeen xagga Boosaaso si ay uga qayb qaataan dagaalka ka bilowday magaalada Boosaaso. Sarkaalka waxa kale oo uu waxba kama jiran ku ku tilmaamay warar saxaafada qaarkood ay faafiyeen kaas oo sheegayey in ruux ajnabi ah lagu haysto guriga la soo weeraray.
Si kastaba ha ahaate dagaaka maanta ka dhacay magaalada Boosaaso ayaa hadii uu sii socdo dhabarjab weyn ku noqonaya maamulka Puntland oo maalmihii loo soo dhaagay looga roonaaday magaalada laascaanood.
http://dhahar.com/article.php?articleid=2815
Re: Cajiib WALLAHI, BOOSAASO OO ISU ROGTAY GOOB DAGAAL
Posted: Thu Oct 18, 2007 2:24 pm
by Somali2003
Ciidamo Warsangeli oo gurmad ah oo ku wajahan Boosaaso
Boosaaso:- Ciidamo ku hubaysan baarbuurta gaashaaman ayaa maqaaribtii waqtiga Somalia ka baxay deegaanada Maakhir iyagoo ku jeeda Magaalada Boosaaso oo uu xasuuq ba'an oo shacabka magaalada degen qeyb ka mid ahi loo geesanayo iyagoo madaafiicda lagu gaaracayo guryohooda.
Warku waxaa uu intaa ku darayaa in dagaalkii Boosaaso uu ku fidey xaafado kale oo ay ka mid yihiin Biyo kulule iyadoo hubka culus weli la isu adeegsanayo, khasaarahana la filayo inuu siibato.
Dhinaca Maakhir ayaa war si kalsooni ah nagu soo gaarey waxa uu tibaaxayaa in ciidamo aan la garaneyn tiradooda oo ku hubaysan baabuurta dagaalka ay u baqooleen dhinaca Boosaaso.
Sidoo kale deegaanada Laag, Galgala ayaa laga soo sheegayaa iney maleeshiyaad beeleedyo isku urursadeen iyagoo laga yaabo iney usoo dhaqaaqaan Boosaaso.
Dagaalka Boosaaso oo ah mid si fudud ku bilowday ayaad moodaa inuu faraha kasii baxayo iyadoo maleeshiyaadka Cade Muuse ay madaafiic ba'an ku rideen ilaa 10 guri oo dadi ku jiraan.
Dhimashada dadka rayidka ah ee la xasuuqey ayaa waxaa naloo sheegey inaan tiradooda la garan karin iyadoo isu socodka magaalada uu yaraadey ama joogsadeyba.
Dhimashada dhinaca dadka iska caabinaya maleeshiyaadka Cade Muuse ayaa waxaa naloo xaqiijiyey iney gaarayaan 3 nin oo beelahooda naloo sheegey iney kasoo jeedaan Beesha Dubays [2 Xuseen Dareys, 1 Reer Xasan] ee Warsangeli.
Wixii warar ah kala Soco LaasqorayNET
Re: Cajiib WALLAHI, BOOSAASO OO ISU ROGTAY GOOB DAGAAL
Posted: Thu Oct 18, 2007 2:26 pm
by Luq_Ganane
"Shelling" in Bossaso? Wtf.
A homicide in Kismayo is considered a big deal, and here neighborhoods are being shelled.

Re: Cajiib WALLAHI, BOOSAASO OO ISU ROGTAY GOOB DAGAAL
Posted: Thu Oct 18, 2007 2:26 pm
by Ina Baxar
Woow!!thanks for the update 2003.
Re: Cajiib WALLAHI, BOOSAASO OO ISU ROGTAY GOOB DAGAAL
Posted: Thu Oct 18, 2007 2:27 pm
by Somali2003
Walaahi they are shelling residential houses. This is Puntland's double face when it comes to politics. One time, we are Harti, and the other time, you see civilians getting slaughtered.
Re: Cajiib WALLAHI, BOOSAASO OO ISU ROGTAY GOOB DAGAAL
Posted: Thu Oct 18, 2007 2:27 pm
by DawladSade
SOmai2003 cusbada u kaadi, the few men left over from Baargaal are in house and started problems..waa sidaan warka u hayno u kaadi bal