Postby The_Emperior5 » Thu Oct 18, 2007 4:40 pm
Saraakiisha Arab ee Dagaalka Hogaaminaysa Waxa ka Mida ,
1-Dolaal Faarax (abaanduulaha Aaga Bare ) waa Nin samana ah waa Nabad qabaa
2-Gahayr Hassan Farax (Taliyaha Guutadda 18 aad Reer Aden) waa Nabad Qabaa
3-Cabdi Bursade (Abaanduulaha Guutadda 114 aad (reer Cali) Waa Nabad qabaa
4-Baashe Maxamuud Guun (baasha Fanax) (abaanduulaha Guutadda 27aad)(afyare) Waa nabad Qabaa
5-Yusuf Jaamac Kadiye(shaarub) (Hawl-galinta Guutadda Koofiyad Casta Burco(Abdalle Arab)(waa Nabad Qabaa
6-Cabdi Ahmed Mire (Hawlgalinta Guutadda 27 aad) (samane) Dhaawac Fudud,
7-Jirde Kayse Hogaan Ku xigeenka Sahanka Ciidanka Qaranka (Afyare) Nabad qabaa,
8-Jaamac Maxamed Ismail(madax Raashinka Ciidanka Qaranka ) (reer Cali)Waa Nabad Qabaa
Dhamaan Saraakiishaasi Beesha Arab ee ku sugan jiida ****** waa Nabad qabaa Sarkaal-ka Cabdi Ahmed mire oo ah Nin Araba oo Samane ah oo Dhaawac yar oo fudud Soo Gaadhay Mooye oo shaqadiisii ku laabta Goor-dhawayd,
Sarkaalku waxa uu ii sheegay in Ciidamadda Somaliland ee ay Hogaaminayaan Xubnaha Arab ee Saraakiisha ahi ay qaar dhaafeen Lascaanood oo ay shan Guuto oo ka midi ku sugan Yahiin Garoowe iyo Laascaanood Dhexdooda,
Sida oo kale Askarta Lugta ee Arab waxba kamay dhiman waxbana kamay Dhaawacmin.