Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Somaliland Republic Vs TFG Mafia

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

Who will win Somaliland or TFG

Total votes: 0

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
XidigtaJSL
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2428
Joined: Wed Dec 24, 2003 7:00 pm
Location: Erigavo, Sanaag

Somaliland Republic Vs TFG Mafia

Postby XidigtaJSL » Sat Oct 20, 2007 1:41 pm

::Warkii Ugu Dambeeyey::
Welcome waxgaradka gobolka mudug iyo wasiiro katirsan DFKSiyo wasiiro puntland oo shir ku yeeshay gaalkacyo
Warkii 20-Oct-2007 iyo Qormadii: C/qadir nuur
Shir balaaran oo ay ka soo qeybgaleen Maamulka gobalka Mudug kan degmada Gaalkacyo ,Waxgaradka ,haweenka ,Ururada Bulshada riyadka Iyo taliyaasha ciidamada gobalka Mudug ayadoo dhinaca Maamulada Puntland iyo Faderaalka ay joogeen wasiirka kulluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Xasan Abshir Faarax iyo Wasiirada wasaaradaha Maxamed Cali Yuusuf ,C/risaaq Yaasiin Cabdille ,Cali Cigaal Afgaab iyo xubno kale oo fara badan.

Shirkaasi ayaa ugu horeyn waxaa halkaasi hadal ka soo jeediyey gudoomiyaha gobalka Mudug C/rishiid Cali Xaashi ,isagoo ka hadlay waxyaabaha shirkaasi looga hadlayo kuna tilmaamay difaaca Puntland iyo doorka ay ka qaadan karaan difaaca gobalka Mudug dad ku dhaqan.

Wasiirka Cadaalada iyo arimaha diinta C/risaaq Yaasiin Geesood ahna afhayeenka gudiga xaalada deg deg ah ayaa halkaasi ka soo jeediyey ,wada hadalo kooban oo uu shalay qaarkood kaga waramay shir ay la qaateen haweenka gobalka Mudug.

C/risaaq Yaasiin Cabdille wuxuu sheegay beelaha gobalka Mudug ,looga baahan yahay in ay ka qeybqaataan difaaca Puntland gaar ahaan ay door muuqda ka ciyaaraan xaalada dagaal ee ay gashey deegaanada Puntland.

"Sida aad maqleyseen wasiiro ka tirsan Maamulka gobalada Waqooyi galbeed Soomaaliya ,waxa ay ku dhawaaqeen in ay qabsanayaan magaalooyinka Boosaaso Iyo Garoowe oo ah caasumadii Puntland ,waxaana dhowreynaa ma jiraan ciidankeena ayaan difaaciisey adkeyneynaa" Ayuu yiri wasiirka cadaalada Iyo arimaha diinta Puntland.

Wasiirka Kulluumeysiga iyo kheyraadka Badda Xasan Abshir Faarax oo jeediyey hadal qaatey waqti dheer ,isla markaana Saxaafadu aysan duubin ayaa wuxuu ka hadlay waxyaabo badan oo ka jira dalka Soomaaliya.

Wasiirka ayaa sheegay in looga baahan yahay shacabka reer Mudug in ay qaataan qeybtooda ku aadan difaaca dowlad gobaleedka Puntland ,isagoo ku dhawaaqey in ay Puntland ku yimaadeen markii ay arkeen waxyaabaha ka socda deegaanada.

Xasan Abshir Faarax ayaa sheegay in dagaalka lugu qabsadey Laascaanood yahay mid lugu soo qaaday dowlada Faderaalka ee Soomaaliya ,maadaama ciidamada Daraawiishta ay kala wareegtay dowlada Faderaalka ee Soomaaliya.

" Waxaan Nasib daro ah in dadka sheeganaya wasiiro ku hadlaan ,hadaladii aan maqlayay maalamaahan ,waxaana leeyahay warkaasi waxaa ku hadlay Nin aan qaangaarin"Ayuu yiri Wasiirka Kulluumeysiga iyo Kheyraadka Badda.

Wasiirka ayaa nasiib daro ku tilmaamay in ay dowlado Shisheeye oo aan dooneyn nabada Soomaaliya soo kaalmeeyaan Maamulka la baxay Somaliland ,isagoo markaasina ay kula dardaarmaan burburinta dowlad gobaleedka Puntland oo ah tiirka ay ku taagan tahay dowlada Soomaaliya.

Wasiirka Maaliyada Puntland Maxamed Cali Yuusuf oo ka hadlay halkaasi ayaa sheegay in dagaalkii lugu soo qaadey ay ka soo qeybgaleen ,haraadigii Maxkamadihii Muqdisho & dowlada Asmara dad ka socda.

"Ninka aaminsan in Puntland laga awood batey dagaalkii ,taasi ma jirto markii aan awoodooda wiiqney ayaa gurmad ay ka heleen Haraadigii Maxkamadaha iyo kooxo kale" Ayuu yiri wasiirka Maaliyada Puntland.

Kulankaan ayaa dhamaantiis ku soo dhamaaday jawi ay farxad ku beegan tahay ,ayadoo ay kulamadu sii socondoonaan ilaa maalinta beri ah.

C/qadir nuur (Koor)

Wakiilka Afnugaal.com Garoowe Puntland

koor04@gmail.com

Info@afnugaal.com
Last edited by XidigtaJSL on Sat Oct 20, 2007 2:17 pm, edited 1 time in total.

User avatar
Megatron
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3168
Joined: Sat May 05, 2007 10:27 am
Location: Cybertron

Re: Somaliland Republic Vs TFG Mafia

Postby Megatron » Sat Oct 20, 2007 1:42 pm

[quote="XidigtaJSL"]::Warkii Ugu Dambeeyey::

Info@afnugaal.com[/quote]

What ? Confused

User avatar
XidigtaJSL
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2428
Joined: Wed Dec 24, 2003 7:00 pm
Location: Erigavo, Sanaag

Re: Somaliland Republic Vs TFG Mafia

Postby XidigtaJSL » Sat Oct 20, 2007 1:43 pm

Sida aad maqleyseen wasiiro ka tirsan Maamulka gobalada Waqooyi galbeed Soomaaliya ,waxa ay ku dhawaaqeen in ay qabsanayaan magaalooyinka Boosaaso Iyo Garoowe oo ah caasumadii Puntland ,waxaana dhowreynaa ma jiraan ciidankeena ayaan difaaciisey adkeyneynaa" Ayuu yiri wasiirka cadaalada Iyo arimaha diinta Puntland.

Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

Few Iidoors move and the entires Majeertenia/TFG cabinet is shi#ing in their pants Cool

User avatar
Megatron
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3168
Joined: Sat May 05, 2007 10:27 am
Location: Cybertron

Re: Somaliland Republic Vs TFG Mafia

Postby Megatron » Sat Oct 20, 2007 1:45 pm

[quote="XidigtaJSL"]Sida aad maqleyseen wasiiro ka tirsan Maamulka gobalada Waqooyi galbeed Soomaaliya ,waxa ay ku dhawaaqeen in ay qabsanayaan magaalooyinka Boosaaso Iyo Garoowe oo ah caasumadii Puntland ,waxaana dhowreynaa ma jiraan ciidankeena ayaan difaaciisey adkeyneynaa" Ayuu yiri wasiirka cadaalada Iyo arimaha diinta Puntland.

Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

Few Iidoors move and the entires Majeertenia/TFG cabinet is shi#ing in their pants Cool[/quote]

What ? Confused

User avatar
XidigtaJSL
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2428
Joined: Wed Dec 24, 2003 7:00 pm
Location: Erigavo, Sanaag

Re: Somaliland Republic Vs TFG Mafia

Postby XidigtaJSL » Sat Oct 20, 2007 1:46 pm

Xasan Abshir Faarax ayaa sheegay in dagaalka lugu qabsadey Laascaanood yahay mid lugu soo qaaday dowlada Faderaalka ee Soomaaliya ,maadaama ciidamada Daraawiishta ay kala wareegtay dowlada Faderaalka ee Soomaaliya Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

User avatar
Megatron
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3168
Joined: Sat May 05, 2007 10:27 am
Location: Cybertron

Re: Somaliland Republic Vs TFG Mafia

Postby Megatron » Sat Oct 20, 2007 1:50 pm

[quote="XidigtaJSL"]Xasan Abshir Faarax ayaa sheegay in dagaalka lugu qabsadey Laascaanood yahay mid lugu soo qaaday dowlada Faderaalka ee Soomaaliya ,maadaama ciidamada Daraawiishta ay kala wareegtay dowlada Faderaalka ee Soomaaliya Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing[/quote]

What ? Confused

User avatar
XidigtaJSL
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2428
Joined: Wed Dec 24, 2003 7:00 pm
Location: Erigavo, Sanaag

Re: Somaliland Republic Vs TFG Mafia

Postby XidigtaJSL » Sat Oct 20, 2007 1:56 pm

Somaliland kicked TFG out of Sool Cool

User avatar
shidow1
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5873
Joined: Sat Jul 21, 2007 3:36 pm
Location: Sarman

Re: Somaliland Republic Vs TFG Mafia

Postby shidow1 » Sat Oct 20, 2007 1:57 pm

up somaliland... Laughing

User avatar
XidigtaJSL
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2428
Joined: Wed Dec 24, 2003 7:00 pm
Location: Erigavo, Sanaag

Re: Somaliland Republic Vs TFG Mafia

Postby XidigtaJSL » Sat Oct 20, 2007 1:58 pm

[quote="shidow1"]:up: somaliland... Laughing[/quote]

Thats whussup

User avatar
Megatron
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3168
Joined: Sat May 05, 2007 10:27 am
Location: Cybertron

Re: Somaliland Republic Vs TFG Mafia

Postby Megatron » Sat Oct 20, 2007 1:58 pm

Tangiis. But all that, just to say that? Laughing

User avatar
XidigtaJSL
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2428
Joined: Wed Dec 24, 2003 7:00 pm
Location: Erigavo, Sanaag

Re: Somaliland Republic Vs TFG Mafia

Postby XidigtaJSL » Sat Oct 20, 2007 2:01 pm

[quote="Megatron"]Tangiis. But all that, just to say that? Laughing[/quote]

You Waal kom

User avatar
XidigtaJSL
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2428
Joined: Wed Dec 24, 2003 7:00 pm
Location: Erigavo, Sanaag

Re: Somaliland Republic Vs TFG Mafia

Postby XidigtaJSL » Sat Oct 20, 2007 2:18 pm

Vote

User avatar
Sangub
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 447
Joined: Sat Jun 30, 2007 7:18 pm
Location: Cell #128, OG-Block, Djibouti City transfer Department

Re: Somaliland Republic Vs TFG Mafia

Postby Sangub » Sat Oct 20, 2007 4:06 pm

Somaliland: 3 votes
TFG: 7 votes

Iidoor kids must be sleeping over in their government-subsidized London apartments... Cool Somaliland

paidmonk
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11989
Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
Location: http://majerteen.blogspot.com/

Re: Somaliland Republic Vs TFG Mafia

Postby paidmonk » Sat Oct 20, 2007 5:23 pm

Votes are 8 to 4 now, stacked deep against JSL. Sad

User avatar
ciyaal_warta
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9629
Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
Location: Hiiraan State of Somalia

Re: Somaliland Republic Vs TFG Mafia

Postby ciyaal_warta » Sat Oct 20, 2007 6:26 pm

qaldan-land VS TFG(tigree funded goverment) both traitors down but TFG got ma vote diz time coz there are up for somaliweyn somalia

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: nnjrewzas112 and 12 guests