
iidamo Itoobiyaan ah oo la sheegay in caawo ay ku go´doon yihiin Towfiiq
Warar goor dhoweyto naga soo gaaray degmada Yaaqshiid gaar ahaan xaafada Towfiiq ayaa sheegaya in halkaasi ay caawo ku go'doonsan yihiin ciidamo Itoobiyaan ah oo galabta buuxiyey qeybo ka mid ah xaafadaasi, iyadoo ciidamadaasi oo ku hubeysan baabuurta dagaalka ay masaafo dheer u jiraan halka ay ku sugan yihiin ciidamada kale ee Itoobiyaanka oo ah garoonka Stadio Muqdisho.
Ciidamo ka tirsan kooxaha kacdoonka ka wada magaalada Muqdisho oo farriisimo ku leh inta badan degmooyinka Yaaqshiid & Huriwaa ayaa isku gadaamay goobaha ay ku sugan yihiin ciidamada Itoobiyaanka, waxaana laga cabsi qabaa isku horimaad xoogan in uu ka dhex dhaco labada dhinac, iyadoo dadka deegaankaasina ay billaabeen in ay
Dagaalada mar walba ka dhex qarxda ciidamada Itoobiya & kuwa dowladda oo dhinac ah & xooggaga kacdoonka ka wada magaalada Muqdisho ayaa qasaaraha ugu badani wuxuu ka soo gaaraa dadka rayidka ah oo ay rasaasta & madaafiicda ay is weydaarsanayaa dhinacyaasi ay waxyeelo dhimasho & dhaawac ka soo gaarto





Allahu Akbar.....If I had my gun.....i will not mind killing madmac.....
down with Ethiopia....