Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Kismaayo: Askari dilay mid kale oo ay ammaanka wada sugayeen

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
Alta Vista [Bot2]
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 497
Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm
Location: Carriga Ingiriisiga

Kismaayo: Askari dilay mid kale oo ay ammaanka wada sugayeen

Postby Alta Vista [Bot2] » Sun Oct 21, 2007 6:43 am

Askari ka tirsan Ciidamada ammaanka ee Magaalada Kismaayo ayaa Maanta toogtay mid kale xilli ay Kismaayo ka socdaan hawl-gallo balaaran oo ay wadaan Ciidamada sida gaarka loogu xilsaaaray sugida amniga.

Askariga la dilay oo la oran jiray Asad Cali Gurxan ayaa waxaa uu ku sugnaa xaafada Farjanno markii uu toogtay askari kale oo ay hawl-gal kuwada jireen, sida uu sheegay Nabadoon Cabdi Warsame Gurux, gacan ku dhiiglaha ayaa lagu xiray saldhiga Booliiska ee Kismaayo.

dilka askarigaan oo noqonayay kii ugu horeeyay ee ka dhex dhaca Ciidamada ammaanka ayaa waxaa uu yimid saddex maalmood ka dib markii askari kale oo ka tirsanaa ciidanka ammaanka kismaayo uu dilay nin hubaysnaa oo ay utaalay jidgooyo duleedka waqooyi ee Kismaayo.

odayaasha iyo waxgaradka Beelaha ay ka soo kala jeedaan ninka wax dilay iyo kan la dilay ayaa wada dadaal ay ku qaboojinayaan xiisad laga yaabo in ay ka dhalato dilka Askariga oo ku soo beegmay xilli ay qisaas ay wada go'aansadeen juffooyinka Beesha Sade si loo xakameeyo Maleeshiyooyinka.

Boqolaal maleeshiyooyin ah ayaa jidgooyooyin isdabayaala waxaa ay dhigteen wada u dhaxaysa magaalooyinka Kismaayo iyo Jilib halkaas oo ay cariiri galiyeen isu socodka gaadiidka dadwaynaha oo qaarkood ay cunnooyinka daruuriga ah ay u sidaan tuulooyinka halka kuwa kalen ay khudaarta ka soo qaadaan deegaanada Gosha ee jiinka wabiga Jubba.

ugu yaraan afar ka mid ah maleeshiyooyinkaan ayaa geeriyootay tan iyo bishii April waxaana dilay kuwa kale oo ay isbaaro utaalay iyadoo ilaa iyo iminakana la toogtay laba ka mid ah oo dilal ka gaystay isbaarooyin ay joogeen.

Gudaha Kismaayo waxaa ay dadwaynuhu soo dhawaynayaan hawl-galada ciidamada ammaanka oo horseeday in ay yaraadaan falalka ka dhanka ah ammaanka ee lala beegsado dad shacabka xilliyada ay dukaamaysanayaan iyo habeenkiiba.

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: Bing [Bot] and 60 guests