Page 1 of 1

L/canood ma noqon doontaa sidii Caynaba,Erigaavo ama Yagoori

Posted: Mon Oct 22, 2007 12:04 pm
by Adan_1
L/canood ma noqon doontaa sidii Caynaba,Erigaavo ama Yagoori ?


Awoowayaasheey ayaa Daraawiish ahaan jirtay, dunida waalan ee is dalan rogtay wax ka socon kara ma aha,kuwii abkood dameeraha raaci jiray ayaa maanta horor nagu ah,oo raba qoriga caaradiisa inay nagu toleeystaan.Horay waxay u qaateen Caynaba,waxay tab ahaan ugu xalaaleysteen Erigaabo,iyadoo gobolkaas Hartiga looga biliiliqeystay guryo boqolaal ah,beero,degaano oo wali Labo Cali oo isweeydiisay aysan jirin.
Waxaa kaloo taas inoo wehelisay sidii leyskaga qaatay Yagoori oo cid ka daba tagtay aan la arkin.
Maantana waxaa ka socota L/canood xeeladihii jabka ,ceebta iyo sharaf dhaca horay inoogu keenay ee aan xeeladda u weeynay.
Marka ,ma isdhiibnaa,Isaaq maku toloownaa mise waan halganaa oo heeryada na saaran ayaan iska xoornaa ?.
Teey noqon laheydna looba joogee.....

A.Dirir

http://www.somaliweyn.com/pages/poems/O ... okt14.html

Re: L/canood ma noqon doontaa sidii Caynaba,Erigaavo ama Yagoori

Posted: Mon Oct 22, 2007 12:12 pm
by QansaGabeyle
The writer sounds like qof niyad jabe. They need to address the problems that exist between the subclans instead of worrying about external enemies.

Re: L/canood ma noqon doontaa sidii Caynaba,Erigaavo ama Yagoori

Posted: Mon Oct 22, 2007 12:24 pm
by kambuli
Nacnac.com ama hudhud.com... Laughing Laughing

Re: L/canood ma noqon doontaa sidii Caynaba,Erigaavo ama Yagoori

Posted: Mon Oct 22, 2007 12:30 pm
by Ina Baxar
It's gonna be alright at the end of the day, for I know they've got what it takes to settle this matter !
The thing is , again due to the internet and its wide accessibilty, wixii dadku gooni uga wada tashan jiray , ama mafrashyada lagu weydarsan jiray baa addun oo dhan u wada muuqda maanta .
Reer walba wey ka dhex dilaacdaa from time 2 time , the less you say about it ,the better in my opinion.

Re: L/canood ma noqon doontaa sidii Caynaba,Erigaavo ama Yagoori

Posted: Wed Oct 24, 2007 11:04 am
by Adan_1