Page 1 of 1

Ugaas Beesha Absame ee Jubooyinka sends his goodwill to Sade

Posted: Mon Oct 22, 2007 7:42 pm
by DawladSade
8)

Ugaas Haaruun Ugaas Dacar Ugaas Bucul oo Baaq Nadeed U Soo Jeediyay Beelaha Wadadega G/Jubbooyinka
Oct 18,2007
by Baydhabo-GEDO-NN
Ugaaska oo kamid ah ugaas yada beesha Daarood gaar ahaanna ah ugaaska Beesha Absame ayaa mar uu Gedonet maanta lasoo xiriiray wuxuu ugaaska sheegay in uu baaq nabadeed u dirayo dhammaan beelaha wallaalaha ah ee wada degan 3da gobol ee Jubbooyinka.

Ugaaska ayaa wuxuu ku nuux nuux saday in ay san sax aheyn qalad in qalad lagu saxo wuxuuna ka cod saday ugaaska damaan beelaha wada dagan sadexda gobol ee J/hoose J/dhexe iyo Gedo oo ah Beelo wada dhashay inay dhan kanoqdaan dhammaan falalka waxashnimada ah ee ay ku kacayaan kuwa wax magaradka ah oo ay is hor taagaan Salaadiinta waxgaradka Culum udiinka. Wuxuuna ugaaska ku booriyay in maanta soomaaliya ay ka jirto xaalado qas iyo jah wareer ah oo cidii aan katashanna ay lakulmi doonto mugdi iyo jah wareer.

Dhanka kale, Ugaas Haaruun ayaa baaq usoo jeediyay Dowlada Fedaraalka Ku meel gaarka ah wuxuuna kacod saday in ay diirada saarta dib u heshiinta gobolada Jubbooyinka iyo in ay fiiro gaar ah ku fiiriso Buundada B/dheere oo halbowle u ahayd goboladani, taasoo hada ay soo gaareen burbur xoogan. Waxaa uuna ugaaska ka codsaday ugaasyada Beelaha Daarood in ay ka shaqeeyaan dhamaan hannaanka dib u heshiisinta beelaha wada dagan goboladani Jubbooyinka. Wuxuuna ugu dan beyn tii ugaaska u du ceeyay dhamaan umada soomaaliyeed gaar ahaanna kuwa wada dagan 3da gobol ee jubbooyinka.

Wali Sh Cabdi Gurxan-GEDO-NN

http://www.gedonet.com/index.php?news=2088

Re: Ugaas Beesha Absame ee Jubooyinka sends his goodwill to Sade

Posted: Mon Oct 22, 2007 7:43 pm
by Sadaam_Mariixmaan
Ugaaska Beesha Absame :up:

Re: Ugaas Beesha Absame ee Jubooyinka sends his goodwill to Sade

Posted: Mon Oct 22, 2007 7:45 pm
by DawladSade
Walaalaha Jubbaland :somalia:

Re: Ugaas Beesha Absame ee Jubooyinka sends his goodwill to Sade

Posted: Mon Oct 22, 2007 7:49 pm
by Sadaam_Mariixmaan
JJS Haa Noolato :somalia:

Re: Ugaas Beesha Absame ee Jubooyinka sends his goodwill to Sade

Posted: Mon Oct 22, 2007 7:52 pm
by MJ-Pride
Ilkoyarta are excelling the Proven Method of Majeerteenka of making allies, but still you have a decade before you become as good as us.

Re: Ugaas Beesha Absame ee Jubooyinka sends his goodwill to Sade

Posted: Mon Oct 22, 2007 7:54 pm
by Sadaam_Mariixmaan
Jamhuuriyadda Jubbaland State haa Noolato :somalia:

Re: Ugaas Beesha Absame ee Jubooyinka sends his goodwill to Sade

Posted: Mon Oct 22, 2007 7:56 pm
by DawladSade
MjPride the reason people make fun of naagnimo Majeerteen is you. What allies? Allies for what? Defend us like you need them?

No, raganimo ma lihid which is why you can't function as a man and see things like a man. Ogaden are stakeholders in Jubbaland whether we like it or not and coming to agreement with them, raganimo weeye.

You are either fight with the man or sign peace. There is nothing between those two so we are dealing with our Ogadeen brothers like men not dhoocil conniving way of thinking about backstabbing them later because we are so weak or afriad now we can't say things as how we want to say it now! That is your dhaqan, not ours. :o

Re: Ugaas Beesha Absame ee Jubooyinka sends his goodwill to Sade

Posted: Mon Oct 22, 2007 9:23 pm
by xoogSADE14
[quote="DawladSade"]MjPride the reason people make fun of naagnimo Majeerteen is you. What allies? Allies for what? Defend us like you need them?

No, raganimo ma lihid which is why you can't function as a man and see things like a man. Ogaden are stakeholders in Jubbaland whether we like it or not and coming to agreement with them, raganimo weeye.

You are either fight with the man or sign peace. There is nothing between those two so we are dealing with our Ogadeen brothers like men not dhoocil conniving way of thinking about backstabbing them later because we are so weak or afriad now we can't say things as how we want to say it now! That is your dhaqan, not ours. :o[/quote]

Co-Sign.

I've always said that Absame has as much to gain from Jubbaland as we do.

Re: Ugaas Beesha Absame ee Jubooyinka sends his goodwill to Sade

Posted: Mon Oct 22, 2007 10:51 pm
by shidow1
Dawlata....Kuma ya mama yako.... :lol: