Page 5 of 5

Re: Aawe Daraawiish baanu nahay iyo digdigtii Digaagland?

Posted: Thu Oct 25, 2007 7:45 pm
by X.Playa
where in history does it mention darood uniting to fight a feble clan such as yours?
give a straight answer.

Its very simple answer Cagdheer boy , your entire Ogaadeen were driven out not by isaaq but by 2 Garxajis sub-clans , Cabdi Ciise and xirsi Cismaan. it never happens in somali clan warfare that entire clans fight another entire clan , it always been sub clans on different front..

So my question to you is? which is more numorous Xirsi Cismaan or Ogaadeen?

Re: Aawe Daraawiish baanu nahay iyo digdigtii Digaagland?

Posted: Thu Oct 25, 2007 7:48 pm
by Sadaam_Mariixmaan
i meant Suldaan Cawd Laughing Laughing Laughing

Re: Aawe Daraawiish baanu nahay iyo digdigtii Digaagland?

Posted: Thu Oct 25, 2007 7:49 pm
by northeast
Kaftan uma fura reer dhulmahante

Ma habeynee dunidii hantiyey tan iyo tuke raqe haadaa qabiilnimo isaaq hibo illaah sii, haatana duleedka garoowe baan ka hawisayaayee hadba waxaa kusoo gocan sidaan kuu haraatiyo

illaa iyo aakhiro gocashadaa ayey ku jirayaan

Re: Aawe Daraawiish baanu nahay iyo digdigtii Digaagland?

Posted: Thu Oct 25, 2007 9:43 pm
by Gedo_Boy
[quote="X.Playa"]and then kill somaliland idea ?/ miyaa?? very clever but we are not annexing any land that doesn't belong to us, Isaaq will and shall have his own place in the UN , Au , and Arab League. Thats the idea my young friend, not my uncle (afweyne)use to be somalia president and when he fled he died naked like the Case of the Kuumbos.

Its enough for Daarood to say " bari baanu madax noqonay, bari baanu wax xukunay" thats all they need for the Tim Hortons and Star Buck coffe shop battles , for Isaaq what is only enough is an Isaaq nation with its own flag ,land and contistitution , the president could be even Midgaan thats not the issue , the issue is way adavanced for a Kuumbo brain. Stick with what you know best " baribaanu wax xukunay , baribaanu noqonay madaxa" and then what??? nothing.[/quote]

I would like to see the day when Isaaq politics is not Darood-centric. You make Darood like a perpetual schemer against Isaaq Laughing

Forget about MSB......he died and that's it......don't be obsessed w/ a man who died years ago. What matters is here and now and you think an Isaaq fiefdom is the road to glory and it's not. If you are an objective historian you would always find that the person who united warring tribes whether by force or by diplomacy is always considered the greatest in history.

Han Chinese, Mongols, Japanese , Arabs, Turks, etc. Even modern European history

Among all those people there were some who wanted their own fiefdoms and some who fought to have 1 single entity. SLand was at a point where they had the military, financial, strategic, and political advantage and if they felt they deserved the leadership of Somalis all Somalis would be looking to what Hargeisa would do or say next. At least Puntland aspires to that role.

You can't say you're the most capable to lead and then say you want your own fiefdom..........that's like an inferiority complex, don't you have the confidence to try to set the agenda for Somalis?

Re: Aawe Daraawiish baanu nahay iyo digdigtii Digaagland?

Posted: Thu Oct 25, 2007 10:15 pm
by new-york23
[quote="X.Playa"]where in history does it mention darood uniting to fight a feble clan such as yours?
give a straight answer.

Its very simple answer Cagdheer boy , your entire Ogaadeen were driven out not by isaaq but by 2 Garxajis sub-clans , Cabdi Ciise and xirsi Cismaan. it never happens in somali clan warfare that entire clans fight another entire clan , it always been sub clans on different front..

So my question to you is? which is more numorous Xirsi Cismaan or Ogaadeen?[/quote]

as allways you tried to brag shot your self in the foot.

you explain to me how it is possible for you to fight people that are out of range deegaan wise?rer isaq and ibrahin share a border with you,you crept in slowly as a somali guest.much to my suprise my cousin cali dhuux composed the poem "doqonki ogaden doollo laga qaad".

for some reason that woke me up,so i began to wage war with you wihile responding to his poem.
i some how managed to take back what was mine(witch wasnt much to begin with)isla markaasna tixdi baan ku xiray cali dhuux....deatails will come as we go along Cool
you have never faced me in battle..rer isaq and ibrahin have managed to abuse you for so long that you needed british might to get me off your sorry ass. Cool

here we go...hold on tight i dont want you re living the nightmare you know all too well all over again.

when cali dhuux said doqonki ogaden doolo laga qaad,we went to war and took it back in less than 23 days,thats when cumar dage replied...

Ogaadeen Dannood iyo Digiyo, durugsay ceelkii dheh

Iidoor dalaalimo ka waa, Doollo iyo Ciid dheh

Daratoole iyo Faafanbaa, daakhilkii yahay dheh

Deegaanta Iligeedna waa, dagal Makaahiil dheh

Daris nimaan ku jooginina waa, daaqi Xodayood dheh

so thats out of the topic,i took whats mine and today onlf operates in those areas.

that was laf makahiil ah that took it by force. Laughing Laughing Laughing

this time habar yoonis went to war with rer cali...do see that? rer cali a sub sub sub clan of maxamed subeer vs the biggest isaq sub clan.

habar yoonis lost the fight to re cali..arab came to the rescue and was slaped silly too. Laughing Laughing Laughing Laughing hers my proof.


MAXAMED CUMAR DAGE..


Reer Cali (Ogaadeen) iyo Ciidagale (Isaaq) ayaa dagaalamay. Doorar badan ayaa dagaalkaa ku go'ay, haseyeeshee guushii waxay raacday Reer Cali oo si ba’an birta uga aslay Ciidagale.

Arab (Isaaq) ayaa soo hiiliyey oo lasoo saftay Ciidagale. Reer Cali ayaa Arabkiina ka daba geeyay Ciidagale. Gabayo badan oo labada dhinacba ah oo dagaalkan si hufan uga sheekaynaya ayaa isla xilligaa la tiriyey. Gabayadu, xataa kuwa nimanka Isaaq tiriyeen, waxay isku waafaqsan yihiin in Isaaq darbad xumi gaadhay.

Maxamed Cumar Dage ayaa haddaba ka mid ah dhinaca Ogaadeen ragga dagaalkaa ka gabyey, wuxuuna tiriyey gabay sifayn, goodi iyo dhaadasho miidhan ah. Tahniyad iyo boggaadin ayuu u diray Reer Cali, Ciidagale iyo Arabna wuxuu jabkii soo gaadhay u raaciyey dhalleeco iyo bagga. Arab ayuu waliba si gaar ah hadalka ugu goday isagoo gundhiciisu yahay maxay kasoo dooneen gumaca Reer Cali. Wuxuu yidhi:

Warkii xalay Awaariyo ka yimid, aradka Gaaroodi

Iidoor galbeed iyo warkii, idhan ka soo duulay

Eraygii xaqiiqoow hadaad, alalad moodeen e

Ooftuu dhigay Ciida Gale, sidii ugaadheede

Siddii aaran geel oo dideey, ooda jabiyeene

Mar hadday indhaha jeediyaan, orod ma daayaane

Afkii Ina Warsame Baashe iyo, amarkii beenoow ye

Ayaan iyo ayaan buu, sanguhu daba ulaysnaaye

Oon baa ku daayimay kuwii, daba aasnaaye

Abshir dhaha Isaaq iilay oo, aarsay Reer Caliye

Afartaa sidii alifka iyo aaayad, ma u sheegay

Ma anafacay ilama adeeraday, waa u abaal gudiye

In yar kalana waa iiladkii, uunka kala gaadhay

Irdaha Reer Mataan iyo Cabdoow, ururta reer Muummin

Siddii Orobadii Yurub haday eedi kala gaadhay

Midkood ilanka qaataba haddii, dirir la eegaayey

Edeb xumo waxaa u soo hormaray, ey lasoo diraye

Umalkii waxay kula dhaceen, adhi salaaxdiiye

Ido-maaladii baa go’iyo, uuskii Guulane e

Asad iyo ubad dhurwaa haddii, la isku aaheeyay

Waraabuhu afmeer iyo hadduu, idhan kasoo qaylyey

Wuxuu uubateeyaba markii, la isu soo ururay

Arbihii madoobaa hadduu, uurka ka higooday

Orodka iyo boodababa hadduu, ayda kala jeexo

Onkod iyo siddii roob, loola amakaagye

Ma adkaysto adhi gaadka, oo aar ku duufsadaye

Goortuu intaa abasaxshaa, fiintu oloshaaye

Waxaa u aaraha lagu dilaa, uufanaha weer e

Araayaha maroodiga ninkii, agab usoo qaata

Ma anfaco atoor guuyo oo, soo agjoogsadaye

Gaaniga markuu ku ajaluu, ayaahiis bogane

Askar amar ka diidaa kornayl, waa Allow sahale

Uubuu galaa inan gumeed, ururta laa caaye

Aflagaado waa loo dhintaa, eeqo duul gob ehe

Asxaan ma laha Alamaan hadduu, aaladii hale e

Aji iyo midgaba waa dilaa, uustar buuxsamaye

Waxaa ololoy uubadii Samane eegadii hore e

Aabiga markay ula tageen, ururta Caynaanshe

Anshigay Gunbuur u edbiyeen, ma u ekaysiiyey

Waxaa ololay oobadii Samane eegadii hore e

Damal Aadan iyo ha is arkeen, owrta Reer Caliya

Ugaasyadu ha geelgeetamaan, amarka seegtaaye

Bal muxuu asiib baa wadee, Arabna doonaayey?
Laughing Laughing


YOU SEE MY DABACYUUN COUNTER PART? WE NEVER WERE AND NEVER WILL BE EQUAL.

AND IMAGINE YOU NEVER FOUGHT OGADEN AS A WHOLE,WHAT MAKES YOU THINK YOU CAN HANDLE DAROOD? Laughing Laughing

Re: Aawe Daraawiish baanu nahay iyo digdigtii Digaagland?

Posted: Thu Oct 25, 2007 10:59 pm
by BABYGIRL123
Dawladsade Laughing Laughing wale aqli baa kugu dhamaday.
Newyork usheeg inadeer balaya kuso soocota. Cool

samatr adiga kaliiya baa idoor ka fiyoow reer galbeed baa walaay reer barigi anigaa gadaal ku galiine soo dandansoo dowladaha darawisheed. Laughing Laughing Laughing

xaaaaaaaaaaaar player isku xaar hedhe waliiged baa meel la qabsanay dhulbahante kaliigiis buu burco berbera hawd qabsaaday isaago all most all of somalis xukuma nacasyahoow markaas buu hadana soo labtaay in the 80s uu madaxaa ka karbashaay oo ku bomb gareyeey oo xeryaha jabuuti iyo ethiopia kugu shuubay nacasyahoow urkaa weyn and once again they will be back. Cool Cool

haku fanin nimaanka damirlaweysha la togaan dono xininyahoda naag an dagalamin baa tahaye oo marna british power ku fana marna hawiye shaqadisa ku fana marna dhulbahante wuxu qabtay ku fana baal maxaad weliga qabatay taliiskaagana waxa leeh samaroon berina adey xabadu dabacayuun yahoow ku haleli.

your granfathers and their generation was killed by a dhulos darwiish your dad and his generaion was killed in wars with dhuloos thats why you are an alcaholist dhulbhante ku qafiifay in the west fuleeynimo internet warior ah go back to your destiny a dhulbahante bullet.

Re: Aawe Daraawiish baanu nahay iyo digdigtii Digaagland?

Posted: Thu Oct 25, 2007 11:48 pm
by Voltage
Babygirl kaaga daran ku lahaa Darood meel ay isaaq ku jabiyeen, mareexaan baa ugu fog dhanka isaaq markay daarood ahaato macaa ayaguna markay is qabsadeen waa la yaqaan waxa raacay

gabaygi samatar baxnaan

Oo sida dhanbaal loo siday oo aan dhixin habeen noolba
Daarood dhamaantiisba waw caanihii dhudiye
Anigana dhedaa iga kacdiyo dhaxan isaarnayde
Libintii bahdaa dheelantaa waa adoo dhigaye

Mareexaanku tuu dhigay la maqal dhibicdii dayreede Laughing
Goortay rigaax iyo dhigeen dhowr kaloo wehesha Laughing
Isma dhigane waa tay baqaha ribadle dhaafsheene Laughing
Dhaf dhafkii cadaadii ka dhige meel dharaarsane Laughing

Dheb u toogte ina khaalidkii dhabarka weynaaye
Isaaqii dhadaanbiyin jirow laysu soo dhigaye
Ku wii dabada kuu dhiiban jiray dhamac la leefsiiye Laughing
Dhooraha sarkaalkow u ooy dhimayey Iidoore Laughing


XPlaya taa buu ilooway as for what I know, sxb I would rather be 20 with inside info where (as has proven throughout my stay here) then 45 like you on the limbo of even his hometown Surprised

Re: Aawe Daraawiish baanu nahay iyo digdigtii Digaagland?

Posted: Fri Oct 26, 2007 2:18 am
by LAFO-LAFO
X.playa,

Let me enlarge the list of Kuumbo unholly alliance.
Dhisdhishle. Laughing
Awr Table.
leeyl Kase.
Kaskii Qabe.
Qundhuur Qabe.
Majidheen.
Warsiilgali.
Ugayslabe.
Carab Saalax.
Si.ilwaaqroon.
Lo'jir.
Wabeeneeye.
Waro-dhaqato.
Waro-yaayow.
Uurweyn.
Tur-yar.
Muhumud.
Gahayle.
Qadaad yuub.
Jibraahiil.
madax-kuti.
Odoyo-qoyan.
Shalaanu-degnay.
Kac-iswasnee.

Re: Aawe Daraawiish baanu nahay iyo digdigtii Digaagland?

Posted: Fri Oct 26, 2007 5:54 am
by The_Emperior5
soma more calcaal from other jeberti islaan hebel islaan

Waa in Loo Diyaar Garoobo Difaaca Gobolada Puntland News/Articles
>Somaliland turns from Hope to Despair
>PRESS RELEASE:
Secessionist Somaliland’s Naked Aggression against the Peac
>The greatest Obstacle to Peace in the Horn of
Africa

>Crown Prince sends cables of congratulations on Eid Al-Fitr
>Two Gulf states ban US film on Saudi bombing
>I have the honour to be, Sir, your most obedient and humble servant”: A De
>Saudi wants divorce after husband lifts her veil
Waraysi Maqal ah
>halka ka dhegeyso Wararkii Cawa iyo Caalamka ee VOICE OF AMERICA qeybta Af Soomaliga,waxaana Cawa ku jira wararkii ugu danbeeyey ee Somalia iyo weliba wararkii caalamka iyo caawa

Waxa uu ahaa weerarkii lagu soo qaaday Magaalada laascaanood mid ay wadeen kooxo qawlasto ah, kuwaas oo dilay dad fara badan isala markaana dhawaacay shacab rayida kana barakiciyey guryahoodii, boobyna hantidoodii.Sidaa awgeed Beelaha ku bahoobay maamulka Puntland waxay maanta marayaan meeshii ugu xumayd taarkhiidooda. mana noqon doonto Laascaanood meel gabaad u noqata maamulka Riyaale ee argagixisada ah kuna xadguba xuquda muwaadiniinta. maanta waa maalintii loo baahnaa in laga kaco fadhiga beelaha hartigana waa inay weeraro hubaysan oo adag ku qaadaan. argagixisad HARGAYSA ku nool.waana in aynu beegsanaa baraha iyo rugta gooni u goosatada



Dhan kale baaqii Isimada ku shiray Garoowe wuxuu ahaa mid jilicsan oo anay u dhamayn dhammaan issimadu. mana ahayn mid ka tarjumaya ilaalinta danahayga, dhulkayga, dadkayaga. iyo ilaalinta muwaadiinta reer Puntland iyo hantidooda.
Cali Dhuux ayaa yiri
gun baan ahay gambo cad baa ii xidhan iyo gar naagoode
gashaantida sideedoo kale baan guur u sugayaaye
aniga iyo hablaha loo galmoon waa gudboonahay
jeeraan gamboolka iska rogo guudka ii saaran
raga na qabsadow waa gar xaajaduye

Cabdilaahi Maxamuud Suldaan Cabdisalaan
Gudoomiyaha Guddiga Difaaca Gobolka Sanaag
tel: 707891

Re: Aawe Daraawiish baanu nahay iyo digdigtii Digaagland?

Posted: Sat Oct 27, 2007 4:39 am
by XidigtaJSL
Cirsan-ka-yeedh, 1969

Axmed Ismail Dirie "Qaasim", HY

Waa gabay abwaanku ku sifaynayo sidii loo dhibsaday maamulkii Waagaas jirey Isagoo saadaalinaya isbeddel inuu dhici doono. Isbeddelkaasi waakii dhacay
Cashadii gashaba waagu waa caynad gooniyahe
...
Caammadu waxay moodayaan curasho Dayreede
Cilmi Felegga way garan raggii Caalimka ahaaye
Anigaase Moorada cakiran kuu caddayn kara'e
Cirsan-ka-yeedhkii maantana warbuu sheegay Caliyo'e
Wuxu yidhi halkuu ku cuyubnaa cirirki soo dhaafye
Carruuraha la dhacay Awliyada laga cadhaysiiyey
Carshigaaba laga soo aqbalay cabashadoodiiye
Caawaa la kala soocayaa Caabud iyo Gaal'e
Casha aan fogeyn waxays beddeli ciidan fara weyne
Caaddaa rag koraybuu nabsigu hoos u soo celinne
Caanuhu dhawaan way ka quban ciil dar loo qabaye
Inay Curaddo khayr lihi kacaan ciiddan la arkeeye
Ceeryaamo Subaxeed nin nool curadka roob moodye
Marse haddii cadceed lagu dhexdaro wayska cidinciide
Caloolyow aan kugu raagihayn ciidda haw qodin'e
Cagta ii dhig waakaa nabsigi soo cadceedsadaye

Re: Aawe Daraawiish baanu nahay iyo digdigtii Digaagland?

Posted: Sat Oct 27, 2007 7:42 pm
by Cilmiile
XaarPlaya

Markii Garxajis dhilloobeen waatay asluubsadeen markii Cigaal jeedalka la dhacay. Anaguna ragga tumashada Hargeysa dhulkoodii ku iibsaday markaanu asluub u yeelno baa la kala bixi doonaa.

Re: Aawe Daraawiish baanu nahay iyo digdigtii Digaagland?

Posted: Sat Oct 27, 2007 7:46 pm
by Phd in naago kudis
ciimile

how is lascanod saaxib?

Re: Aawe Daraawiish baanu nahay iyo digdigtii Digaagland?

Posted: Sat Oct 27, 2007 8:10 pm
by KUN-DILE
Candhoole,
Anaga Xaarsade iyo Xaabsade whatever his name is, noogama duwana kuwii shalay noo rarnaa ee hadana aan qudha ka jarnay ee ka midka ahaa Col Ahmed Raan iyo Col Gadhabay.