Page 1 of 2
SADE divided on going to Las Canod, so Far 200 going, 2 tank
Posted: Fri Oct 26, 2007 11:06 am
by DawladSade
Maleeshiyo Iyo Tiknokooyin Lagu Aruurinayo Howdka G/Gaduud Oo Loo Wado Garoowe
Oct 26,2007
byBalanbal-GEDO-NN
Tan iyo markii ay maleeshiyo beeleedyo taagersan maamulka Soomaliland ay qabsadeen magaalada Laascaanood ayaa waxaa soo baxaya warar sheegaya in maleeshiyo ka soo jeeda degaanka gobalka Galgaduud-Bari iyo gawaarida tiknikooyinka lagu diyaarinayo howdka gobalkaasi sida ay xaqiijiyeen nabadoono iyo waxgarad ku sugan degaankaasi.
Wararku waxay kale oo sheegayaan aruurinta aabuleynta maleeshiyooyinka ay si xawli ah ugu socoto degaano badan oo ka tirsan gobalkaasi gaar ahaan xuduudka uu la wadaago gobalkaasi wadanka Itoobiya iyo degaanada ku xeeran. Sidoo kale, dadka degaanka ayaa sheegaya in ilaa iyo hadda in degaanadaasi lagu aruuriyey ilaa iyo ciidan gaaraya 200 oo u badan dadka reer guraaga ah iyo labo gaari oo tikniko ah oo la sheegay in ku biireen ciidamadaasi oo dhowaana la geyn doono magaalada Garoowe.
Mid ka mid ah nabadoonada ku sugan magaalada Balanbal ayaa Gedonet u sheegay inay jiraan kooxo uu ku tilmaamay "inay lacago dhowaan dalka dibadiisa lagu soo daabacay oo ka soo galay dhanka magaalada Garoowe ay ka qeybiniyaan degaanadaasi waqooyiga annaga naga xigga, kooxo la sheegay inay ka wakiil yihiin maamulka beesha Harti ee Garoowe, aysanna ayagu reer Balanbal ahaan aysan wax shaqo ku laheyn".
Nabadoonku waxaa kale oo intaasi raaciyey "In ayaga degaankooda aysan ka jirin wax abaabul oo ku aadan waxa uu ku tilmaamay dagaalo u dhexeeya beesha Dhulbahante dhexdooda oo kale raacsan labada maamul ee ku hardamaya degaanka beesha Laascaanood. Ma ahan markii ugu horeeysay ay dadka degaanka ee Galgaduud Bari ay gacan siiyeen dadka degaanada Puntland oo hadda ka hor uu qabsaday degaankaasi maleeshiyo beeleed uu hogaaminayey allaha u naxariistee marxuum Gen.M Faarax Caydiid.
M M Xasan-Balanbal-GEDO-NN
Re: SADE divided on going to Las Canod, so Far 200 going, 2 tank
Posted: Fri Oct 26, 2007 11:10 am
by Alta Vista [Bot2]
The 200 going are Rer Siyad Husein, the rest of Marehan said no.
Re: SADE divided on going to Las Canod, so Far 200 going, 2 tank
Posted: Fri Oct 26, 2007 11:12 am
by The_Emperior5
so thos merexaans are wiling to fight dhulbahante wa hagaag
and fight under puntiland
dee iska tageerana markaa cabdilhay yusuf welcome him in kismayo
maxa idin walaay
kolay bila qadiiyad baad tihiin eeh
Re: SADE divided on going to Las Canod, so Far 200 going, 2 tank
Posted: Fri Oct 26, 2007 11:13 am
by Somalistan
[quote="DawladSade"] lagu aruuriyey ilaa iyo ciidan gaaraya 200 oo u badan dadka reer guraaga ah iyo labo gaari oo tikniko ah oo la sheegay in ku biireen ciidamadaasi oo dhowaana la geyn doono magaalada Garoow[/quote]
Since you can' read somali. Let me translate for you okay.
"There has been ongoing recruitments of militias from the Hawd region of Ethiopia. Thus far 200 hundred men and two technicals (4x4 pickup trucks) not TANKS(

) have been organized. Most of these men are nomads. These will be in addition to more nomads taken to Gorowe previously"
200 reer baadiye with two pickup 4x4....
One shell of our tanks will give them the creeps, caano geel ayey xaari lahaayeen.
Re: SADE divided on going to Las Canod, so Far 200 going, 2 tank
Posted: Fri Oct 26, 2007 11:17 am
by yesman10099
[quote="DawladSade"]Maleeshiyo Iyo Tiknokooyin Lagu Aruurinayo Howdka G/Gaduud Oo Loo Wado Garoowe
Oct 26,2007
byBalanbal-GEDO-NN
Tan iyo markii ay maleeshiyo beeleedyo taagersan maamulka Soomaliland ay qabsadeen magaalada Laascaanood ayaa waxaa soo baxaya warar sheegaya in maleeshiyo ka soo jeeda degaanka gobalka Galgaduud-Bari iyo gawaarida tiknikooyinka lagu diyaarinayo howdka gobalkaasi sida ay xaqiijiyeen nabadoono iyo waxgarad ku sugan degaankaasi.
Wararku waxay kale oo sheegayaan aruurinta aabuleynta maleeshiyooyinka ay si xawli ah ugu socoto degaano badan oo ka tirsan gobalkaasi gaar ahaan xuduudka uu la wadaago gobalkaasi wadanka Itoobiya iyo degaanada ku xeeran. Sidoo kale, dadka degaanka ayaa sheegaya in ilaa iyo hadda in degaanadaasi lagu aruuriyey ilaa iyo ciidan gaaraya 200 oo u badan dadka reer guraaga ah iyo labo gaari oo tikniko ah oo la sheegay in ku biireen ciidamadaasi oo dhowaana la geyn doono magaalada Garoowe.
Mid ka mid ah nabadoonada ku sugan magaalada Balanbal ayaa Gedonet u sheegay inay jiraan kooxo uu ku tilmaamay "inay lacago dhowaan dalka dibadiisa lagu soo daabacay oo ka soo galay dhanka magaalada Garoowe ay ka qeybiniyaan degaanadaasi waqooyiga annaga naga xigga, kooxo la sheegay inay ka wakiil yihiin maamulka beesha Harti ee Garoowe, aysanna ayagu reer Balanbal ahaan aysan wax shaqo ku laheyn".
Nabadoonku waxaa kale oo intaasi raaciyey "In ayaga degaankooda aysan ka jirin wax abaabul oo ku aadan waxa uu ku tilmaamay dagaalo u dhexeeya beesha Dhulbahante dhexdooda oo kale raacsan labada maamul ee ku hardamaya degaanka beesha Laascaanood. Ma ahan markii ugu horeeysay ay dadka degaanka ee Galgaduud Bari ay gacan siiyeen dadka degaanada Puntland oo hadda ka hor uu qabsaday degaankaasi maleeshiyo beeleed uu hogaaminayey allaha u naxariistee marxuum Gen.M Faarax Caydiid.
M M Xasan-Balanbal-GEDO-NN[/quote]
waaa reer siyaad oo waa kuwiii isaaqu nafta ku dhibay
Re: SADE divided on going to Las Canod, so Far 200 going, 2 tank
Posted: Fri Oct 26, 2007 11:19 am
by Somalistan
wheel them reer baadiye in, we currently have few more spaces in Mandhera prison.

Re: SADE divided on going to Las Canod, so Far 200 going, 2 tank
Posted: Fri Oct 26, 2007 11:21 am
by The_Emperior5
ogadenkii mandheera ku xidhan waa kuwii Ethiopia lugu darray
so mandheera wa banaan yahay bring it own ilma jeberti
Re: SADE divided on going to Las Canod, so Far 200 going, 2 tank
Posted: Fri Oct 26, 2007 11:21 am
by DawladSade
Yesman

Sxb halkaad ka timid, isa sheeg bal nin wax yaqaan baa tahaye, actually reer siyaad kuwa diiday bay ka mid yihiin nabadoonka Balanbale dhagayso
Emperior, lol @ bilaa qadiyad, war maad cabsatay durbadiiba
Somalistan, miskiin baa tahay maxaan kaala hadli nin hoobiyaha Sade helay baa Tiknikadeena iyo Tankigeena kala saari karo, Caydiid iyo xulufadiisa Hawiye waydii adigu lagu waydiin maayee

Re: SADE divided on going to Las Canod, so Far 200 going, 2 tank
Posted: Fri Oct 26, 2007 11:25 am
by The_Emperior5
sxb if u want to fight alongside Puntland qadiiyadadu waxa weyaan tfg merexaan way taggeeren plus also means xabashiga waad ogashahay
also means ilad kismayo cabdilahi yusuf iyo dawlada ku soo dhaweysiid magalaada
becous idinka waxaad tihiin dawlad diid merexaanow\
u can have it both ways jeberti united and jeberti divided under tfg
Re: SADE divided on going to Las Canod, so Far 200 going, 2 tank
Posted: Fri Oct 26, 2007 11:26 am
by yesman10099
[quote="DawladSade"]Yesman

Sxb halkaad ka timid, isa sheeg bal nin wax yaqaan baa tahaye, actually reer siyaad kuwa diiday bay ka mid yihiin nabadoonka Balanbale dhagayso
Emperior, lol @ bilaa qadiyad, war maad cabsatay durbadiiba
Somalistan, miskiin baa tahay maxaan kaala hadli nin hoobiyaha Sade helay baa Tiknikadeena iyo Tankigeena kala saari karo, Caydiid iyo xulufadiisa Hawiye waydii adigu lagu waydiin maayee

[/quote]
ha sxb aniga yesman ah waxaan ahey dhalinta ictiraafka kenya ka raadineysa
Re: SADE divided on going to Las Canod, so Far 200 going, 2 tank
Posted: Fri Oct 26, 2007 11:29 am
by DawladSade
Empeiror xukun iyo talada dalka baa isku haysanaa Afbiijo, lakin arrintaan mis siyaasadeed maaha, cid nagu qasbayso inaanu TFG taageernana majirto, we are simply helping to keep Somalia together (by destroying the renegade somaliland fiefdom)..baal dahab ah baanu taariikha ka galayna just like baal dahab ay galeen the north in the american civil war, maanta yaa oran karo confederate states ayuu awoowgey taageeri jiray ama u dagaali jiray..sidaas un baad noqon wacadalle

Re: SADE divided on going to Las Canod, so Far 200 going, 2 tank
Posted: Fri Oct 26, 2007 11:29 am
by DawladSade
[quote="yesman10099"][quote="DawladSade"]Yesman

Sxb halkaad ka timid, isa sheeg bal nin wax yaqaan baa tahaye, actually reer siyaad kuwa diiday bay ka mid yihiin nabadoonka Balanbale dhagayso
Emperior, lol @ bilaa qadiyad, war maad cabsatay durbadiiba
Somalistan, miskiin baa tahay maxaan kaala hadli nin hoobiyaha Sade helay baa Tiknikadeena iyo Tankigeena kala saari karo, Caydiid iyo xulufadiisa Hawiye waydii adigu lagu waydiin maayee

[/quote]
ha sxb aniga yesman ah waxaan ahey dhalinta ictiraafka kenya ka raadineysa[/quote]
Iddoor baa tahay, why are you copying have you been studying me?

Re: SADE divided on going to Las Canod, so Far 200 going, 2 tank
Posted: Fri Oct 26, 2007 11:30 am
by The_Emperior5
sxb wax somali yidha majirto
and u know it
somalia waxa la kala gooye in 1991
Re: SADE divided on going to Las Canod, so Far 200 going, 2 tank
Posted: Fri Oct 26, 2007 11:32 am
by DawladSade
[quote="The_Emperior5"]sxb wax somali yidha majirto
and u know it
somalia waxa la kala gooye in 1991[/quote]
Somalia exists, anagu baa heegan u ah jiritaankeeda
Re: SADE divided on going to Las Canod, so Far 200 going, 2 tank
Posted: Fri Oct 26, 2007 11:41 am
by Enemy_Of_Mad_Mullah