Page 1 of 1

DHULBAHANTE BAAQ PRASING SOMALILAND

Posted: Sun Oct 28, 2007 7:42 am
by The_Emperior5
Baaq ay soo saareen Beesha Jaamac Siyaad oo ay kaga jawaabayaan bayaankii hore ee been abuurka ahaa.

Waxaa maanta shabakada afnugaal.com soo gaadhsiiyay baaq qaar kamid ah Odaaysha dhaqanka ee Beesha Jaamac Siyaad kuwaas oo kaga jawaabaya baaq hore ugu soo baxay qaar kamid ah warbaahinta SSC.


Anagoo ah oadayaasha iyo wax garad ka iyo aqoonyahanada beesha Jaamac Siyaad markii aan ka baaraan dagnay arinta Gobolka Sool ee waqtigan 15/10/2007 ciidamada Somaliland iyo kuwa Puntland ay ku dagaalameen laascaanood waxana ku adkaaday Somaliland markaa anagu magaranayo sabab aan cid u eedayno rag beesha kamid ahi oo siyaasiyiin ahi labada dhanba waa ku jiraan raga waxaa qoray ee caayay masuuliyiinta ay magacaabeen ha utudheen magacyadooda iyo magaca beesha, waayo cidda aad raali galinaysaa waan garanaynaa waa kuwii dhigay laascaanood dalna nin leh baa difaacda.



Maamulka Somaliland waxaanu ka filaynaa si ka maamul fiican kii hore ee Puntland haddii kale waxa uu lamid noqonayaa Puntland khariirad ahaan dhulku waa Somaliland ee maaha dal cusub oo la qabsaday waxaana kusoo dhawaynaynaa hadba siday wax uga qabtaan amniga,caafimaadka,waxbarashada iyo dhamaanba arimaha bulshada iyo kuwa dawliga ah.



Magacyadii Oadayaasha:-


Chief Axmed Cabsi Gaas
Cumar Maxamuud Goonle
Hurre caalin x. qaalib
Aadan daahir Faraax
Saxardiid bille cawad
Aadan C/laahi maxamed
C/laahi x. Muuse Xiir
Cabdi waaxid shariif jamac madoobe
Xasan warsame aadan
Fu’aad cali dheere
Saalax maxamed Maxamuud
Cali boos carshin
Warsame saleebaan qamandi
Rashiid ligan
Baashe maxamuud baaruud
Jaamac saadle cilmi
C/laahi ismaaciil aadan
Baashe cilmi dhuub
Maxamed Cawad Baaruud
Ismaaciil Dawlad faarax
Diiriye maxamed xooje
Aadan cawil xirsi (toodhe)
Cabdi bulaale seed
Xasan cawil seed
Cabdi maahir Cabdalle
Cabdi c/laahi liibaan
xig: Afnugaal

Re: DHULBAHANTE BAAQ PRASING SOMALILAND

Posted: Sun Oct 28, 2007 8:14 am
by LiQaaye_TDH
That shows how Desperate Jidbaale website is Laughing

Re: DHULBAHANTE BAAQ PRASING SOMALILAND

Posted: Sun Oct 28, 2007 8:17 am
by The_Emperior5
Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing