[quote="The_Emperior5"]cabdilahy yusuf iyo soo adigu maad soo doorran
maxakiim iyo waxaas iska daa
adiga soo doortay tfg in kenya goormad ilawday

[/quote]
The_Emperior5 waraa bal fiiri inaadan waxba la socon HAWIYE ma dooran abdulahi yusuf. aan kuu sharaxo sida uusan hawiye u dooran abdulahi yusuf.
baarlamaanka doortey abdulahi yusuf waa sidan
DAROOD 61 MEMBERS
HAWIYE 61 MEMBERS
DIR(including isak) 61 MEMBERS
RAXANWEEYN 61 MEMBERS
OTHERS 31 MEMBERS
isku dar waaa 275 xubnaga baarlamaanka SOMALIA imbigaati
bal inaadan caqli laheeyn HAWIYE waa only 61 members sidee ayey MAJORTY ku noqon karaan 61 members oo ay madaxweyne ku dooran karaan? jawaabtu waa sina.
HAWIYE 95% waxay doorteen first round ABDULAHI QAASIM 22 QANYARE 10
CADOOW 29.
HAWIYE CODKIISA wuxuu wada siiyey second roundkii 95% dr abdulaahi cadoow
marka yaa doortey abdulahi yusuf??
digil mirifle 61memberkooda 59 ka mid ah waxay codkooda siiyeen abdulahi yusuf
DIR WAQOOYI+DIR KOONFUREED codkooda waxay MAJORTY 90% siiyeen abdulahi yusuf
DAROOD ayaaba ugu roonaa abdiqasim in baddan codkooda siiyey laakiin even majorty daroods 60% waxay u codeeyeen ABDULAAHI BIIJO.
OTHERS dhamaantood waxay u codeeyeen abdulahi yusuf.
The_Emperior5 marka ABDULAAHI BIIJO ma aysan dooran hawiye ee waxaa MAJORTY u codeeyey ISAAK(DIR SOUTH) darood DIGIL MIRIFLE AND OTHERS ayaa doortey. waana ay ka cod baddan yihiiin HAWIYE WAAYO hawiye HADE ONLY 61 MEMBERS against more than 200 members HAWIYE aheeyn ayaa codka siiyey abdulahi biijo.
marka The_Emperior5 ´hawiye ma dooran adeerkaa carabka aad isla tihiin ee mr biijo. adiga iyo tuugada axmaarada laaluushka siiyeen ayaa dooratey.