Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

hawiye iyo maanta waxa haysta...

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Diyeeshaha_Tolka
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3524
Joined: Sat Sep 22, 2007 12:41 pm
Location: webiga jowhar jiinkiisa

hawiye iyo maanta waxa haysta...

Postby Diyeeshaha_Tolka » Mon Oct 29, 2007 12:23 pm

nin HAWIYE ahi waligii ceeb kama fogaadee caaway u darantahayee halkeen baan cuskadaa..

jagadii laga qaaday ali geedi oo loo dhiibay SAALIM CALIYOOW oo reer digil-mirifle

Salim Aliyow Ibrow oo madaxweyne Yuusuf ugu dhiibay in uu sii noqdo Raiisal wasare kumeel gaar ah
Baydhaba
Madaxweynha DFKMG oo siweyn uga guuleystay taageerayaasha Cali Maxamed Geeddi ayaa si Kumeel gaar ah Barlamaanka uga ansixyey maanta in uu Raiisall wasaare kumeel gaar ah sii noqda inta uu kasoo magacaabayo wasiirka koowaad Salim Aliyow Ibrow oo aha taageerayaasiis uguweynaa ee dhianca Madaxweynaha
Madaxweyne oo Barlamaanka horteesa ka codsaday in shaqada si kumeel gaar ah u siwado Salim Aliyow Ibrow oo beel ahaan ka soo jeeda beelaha Digil iyo mirifle ayaa meesha kasaareyso isku dheeli tirkii Afar beel iyo bar waxaana hadda muqata in uu madaxweynah uu wasiirka koowaad ka dhigan karo cidoow rabo madaama uu kalsooni buuxda ka heysta Beesha calaamka iyo Barlamaanka badidi .

Dhawaan ayaa looga fadhiyaa in uu madaxweynha soo magacaabo wasiir koowaad iyadoona ay xiligaan uga cad cad yihiin Bashiir Raage oo isagu dhawaan ku fadhiisan Doono xubintii Barlamaan ee Cali Maxamed Geeddi iyadoona la hadal haayo rag kale sida Cabdulaahi Warsame, Parfasool Afrax iyo Gacma dheere oo intuba ah taageerayaasha Madaxweynha DFKMG Col Cabdulaahi Yuusuf Axmed ,waxaase xiligaan soo baxaayo in waligiis uu san kadageynin Kursiga madaxweynha hadoow dhamaado xataa waqtigiisa oo ku eg 2009 .10.10

Xafiiska wararka ee , Qaahira Masar
dayniilecom@hotmail.com
Enter your search terms Submit search form



News Update in English www.dayniileone.com

Halkaan ka iibso waxii aad u bahan tahay oo raqiis ah

Home of the Web's Best Freebies.

Ku noqo beejka


Copyright © 2007 Dayniile.com All Rights Reserved

Contact Us at: dayniilecom@hotmail.com

User avatar
ciiseguure
Posts: 227
Joined: Mon Jan 22, 2007 10:42 pm
Location: Beled Weyne

Re: hawiye iyo maanta waxa haysta...

Postby ciiseguure » Mon Oct 29, 2007 2:07 pm

Qabiilkii Hawiye la dhihi jirey waxaa ceebeeyey Qabiilkaaga Diyeeshoow


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 62 guests