agaagaarka wadnaha
hadaanad ku ool
aqoonteydu ereyba makeenteenee
asluub badaney
amaan badaney
sidii ubaxii
udgoon badaney
waxaan idileey
ku oon bixinlaa
aningoo idileey
aroos ku gala
adigoo ooridayda noqdoo
ubad dhalaa
ilwaad quruxey
ilka naxayga
hadaanayd ahayn
ayaan walba
kuma amaaneene
asluub badaney
amaan badaney
sidii ubaxii
udgoon badaney
waxaan idileey
ku oon bixinlaa
anigoo idileey
aroos ku gala
adigoo ooridayda noqdoo
ubad dhalaa
ilwaad quruxey
intaan uumanaa abidkeey
adoo kale uunka
kuma arage
asluub badaney
amaan badaney
sidii ubaxii
udgoon badaney
waxaan idileey
ku oon bixinlaa
anigoo idileey
aroos ku gala
adigoo ooridayda noqdoo
ubad dhalaa
ilwaad quruxey




