Postby DR-YALAXOOW » Wed Oct 31, 2007 6:26 pm
USC was founded 1989, USC dagaalkii ay ku rideen siyaad bare waxay bilaabeen 1990.
hogaanka ciidan USC ee xamar ka saarey dawladii siyaad barre waxaa hogaaminayey.
GENERAAL NEERO iyo generaal galaal.
siyaad bare xamar waxay USC ka saartey oo xukunkii siyaad bare dhacey 26 janaury 1991.
AYDIID never took part THE WAR against siyaad bare. AYDIID WUXUU xamar yimid dagaalka oo dhamaad ku dhaw, dagaalkoo socda BIL IYO BAR.
AYDIID markuu xamar imaanaayey xitaa ma wadan HAL TEKNIKO.
WAXAA la haayaa video filimka AYDIID markuu soo gaarey magaalada JAWHAR isagoo ku sii socda xamar, waxaa uu watey kaliya 10 nin wax ka yar BODY GUARD u ahaa.
aydiiid wuxuu xamar yimid 19 janaayo 1991, iyadoo ay ka harsan tahay kaliya 6 MAALMOOD dawladii siyaad bare..
aydiiidna marnaba kama uusan qeyb qaadan dagaalkii USC ay xamar uga saartey dawladii MAXAMED SIYAAD BARE.
DAWLADII MARKII 26 JANAAYO 1991 AY DHACDEY LA RIDEY RADIO MOGADISHU AY QABSADEEN USC.
GENERAAL NEERO CIIDANKIISII radio mogadishu qabteen ayaa isla 26 janaayo 1991 waxaa la doortey MADAXWEYNE KU MEELGAAR AH si aysan u dhicin power VACUUM CALI MAHDI MAXAMED.
SIYAAD BARE MARKII LA SAAREY EVERY THING CAADI AY KU SOO NOQDEEN XITAA SHAQAALIHII DAWLADA mushaharkooda waa la siinaayey.
xamar waxaa ka burburtey kaliya less then 2%, waSaradihii city centerka DHISMOOYINKII MUHIIMKA AHAA SIDA BAARLAMAANKA dhamaantood ma aysan burburin.
waxaa dhacdey maalmahaan in AYDIID maleeshiyo sacad ah ay galeen xerooyinkii ciidamada HUBKII yaaleyna AY bililiqeeystaan, una qeeybiyo ciyaaal DADKA DILA TUUGO AH UNA DHASHEY HABARGEDIR SIIBA SACAD, AYNA BILAABAAN INAY DADKA DHACAAN ,
NIMANKII generaalada ahaa sida NEERO IYO GALAAL waxay rabeen in aan HUBKA shacabka gacanta loo gelin si uusan wadanka uga dhicin QALALAASO.
laakiin MADMAN AYDIID AYAA bilaabey isla markaa inuu SHEEGTO INUU isaga soo halgamey.uuna doonayo inuu MADAXWEYNE NOQDO.
AYDIID WAXAA LA YIRI ALI MAHDI WAA KU MEELGAAR. SANAD KA DIBNA WAXAA LA QABANAA DOORASHO ISA SOO SHARAX, EE NIN YAHOOW JOOJI ORODKA BADDAN.
aydiid waa uu diidey wuxuuna xamar ka bilaabey dacaayad, nimankii mujaahidinta ahaa ee siyaad bare xukunka heeysta awoood baddana leh inay MAANAFEESTADA AMA WARQADA INAY QOREEN YIRAAHDEEN XUKUNKA ISAGA DEG HARGEYSA BURCO WAAD BURBURISEY QAXOOTI AYAAD KA DHIGTEY REER WAQOOYI ISKA DEG. SIYAAD BARENA UGU JAWAABEY INUU XIRXIRO.
AYDIID NIMANKAAS AYUU CAAYTIN KU BILAABEY.
AYDIID CAQLI XUMADIINA, CALI MAHDI KU MEELGAAR AYUU AHAA HALKUU ISKA SUGI LAHAA SANAD KALIYA ka dibna hadii ay dadka doortaan iska sugi lahaa, ayuu bishiii JUUN 1991 BILAABEY DAGAAL, XOOGNA KU QABSADEY RADIO MOGADISHU..
DHAMAADKII 1991 WAXAA BILAAWDEY DAGAALKII 4TA BILOOD EE UU AYDIID BILAABEY,KAASOO HABARGEDIR IYO ABGAAL AY ISKU XASUUQEEN 400 000 QAFOOD AY KU DHIMATEY, XAMARNA AY 100% KU BURBURTEY.
WIXII DAGAALKAA KA DANBEEYEYNA SOMALIYA WARLORDISM TIME AYAA BILAAWDEY BARAKADA AYAA ILAAHEEY KA QAADEY.
AYDIID WAA NINKII BILAABEY HALAAGII QABSADEY UMADDA REER KOONFUREED.
AYDIID MARNABA KAMA UUSAN QEYB QAADAN DAGAALKII SIYAAD BARE AY USC KU RIDEEN.
AYDIIID XITAA MEMBER KAMA AHEEYN USC.
Last edited by
DR-YALAXOOW on Wed Oct 31, 2007 6:33 pm, edited 2 times in total.