Wadnahayga inankii,
Kalgacayl ku waabee
I waraabshey caashaqa,
Wedka lama huraayeee
Allahayow wadeecada
Adaan kaa wakiishee,
Haddii aan waraaqaha
Kuugu dhiibo weriyaha
Kuna qoro wargeysyada
Warka mayga gaadhsiin..........
Dheeraa wadaduyeey
Wadankuna fogaayeey
Walbahaarku kululaa
Walaalayaal hadaad heesta oo maqal ah heysaan, let me know.



