[quote="DR-YALAXOOW"]great video. 1987 world championship in roma italy. xasuus.
abdi bile waa great somali hero.laakiin magaca waa uga ciyaareen odayga, baabuurada toyotada pikc up qoryaha la saaro ayaa loogu yeeraa abdi bile.
dhinaca kale kooxda dagaal loogaga guuleysto magaca la siiyo waa(abdi bile)
odayga magacisii maryooleey waa ku ciyaareen.
DUDUBLE HERO abdi bile abdi[/quote]
lol @ duduble hero.