[quote="xoogSADE14"]Cabdille hooyadiis baa la wareeystaa la yiri, su'aalaha la weeydiiyaa waxaa kamid ahaa "wiilkaaga ilaa yaraantii maa saanuu u orod badnaa?" markaaseey waxey ku jawaabtay " markuu iga cararo kii iisoo qaban jiray baa jooga" inteey wiilkeedii kale farta ku fiiqday.[/quote]
loool! Somali moms are funny u know --they want to praise all their kids!